somalibooks | Unsorted

Telegram-ะบะฐะฝะฐะป somalibooks - Somali Books ๐Ÿ“š

145205

asc ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: https://teletype.in/@somallibooks/xxdB5C4rjGf @Tusmobook

Subscribe to a channel

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“• BOGSIIYE
โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€

๐Ÿ”Join us @Somalilibrary
๐Ÿ”Join us @audiosomalilibrary
๐Ÿ”Join us @somsoft
๐Ÿ”Join us @somsports
๐Ÿ”Join us @somgames
๐Ÿ”Join us @ilaqosal

โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Baybay ๐Ÿ˜Ž:

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฒ A Goodbye message from the US president who managed to cause the greatest chaos in the world since World War II

Wars, genocide, suffering all over the world, including US.

@Ogaysiiyebot

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

BUUGA: Suugaanta siirada Nebiga SCW
QORE: Cabdiqani Agaabeeye
[Siiro - Suugaan]

#diin

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Ascโ€”Salaan! ๐Ÿ™‹โ€โ™‚๏ธ๐Ÿ™‹โ€โ™€๏ธ Dhalinyaro๐Ÿšธ
Waxaa jira su'aalo badan oo ka imaanaya ardayda cusub ee raba inay bilaabaan fasalada bilowga iyo dhexe. Waxaan doonaynaa inaan idin siino macluumaad guud iyo xogta ku saabsan fasalada socda. Fadlan isticmaal calaamadaha hoose si aad si fudud ugu biirto:Waxaa jira su'aalo badan oo ka imaanaya ardayda cusub ee raba inay bilaabaan fasalada bilowga iyo dhexe. Waxaan doonaynaa inaan idin siino macluumaad guud iyo xogta ku saabsan fasalada socda. Fadlan isticmaal calaamadaha hoose si aad si fudud ugu biirto:
โš ๏ธFG:
Tusaale hadaad doonayso inaad wax ka ogaato fasalka Kuwaad taabo Fasalka 1aad Hadii aad sidoo kale doonayso fasalka labaad taabo Fasalka Labaad Qoralka ay / calaamadani la socotoTusaale hadaad doonayso inaad wax ka ogaato fasalka Kuwaad taabo Fasalka 1aad Hadii aad sidoo kale doonayso fasalka labaad taabo Fasalka Labaad Qoralka ay / calaamadani la socoto
โ›”๏ธOgow Maha Chanalka dhexdiisa amarada waxay shaqeynayaan Groupka dhexdiisa
Faahfaahin Taabo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
โ›”๏ธOgow Maha Chanalka dhexdiisa amarada waxay shaqeynayaan Groupka dhexdiisa
Faahfaahin Taabo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

๐Ÿ‘‰ /fasalka_1aad
๐Ÿ‘‰ /fasalka_labaad

๐Ÿ’ก Fasalka Hoose iyo Fasalka Dhexe:Faahfaahin

- Macalimintu waxay si toos ah ugu soo dhigaan casharada live ah.
- Ardaydu waxay si toos ah uga qaybqaataan su'aalaha iyo jawaabaha.
- Si toos ah ula soco casharada fasalka hoose iyo fasalka dhexe
- Cashar iyi Is xaadiris ayaa ayaa jira sidoo kale cashar kasta l aylis ayuu wataa?

โคต๏ธโคต๏ธโคต๏ธ ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

๐Ÿ‘‰ @Somalienglish1
๐Ÿ‘‰ @Somalienglish3

Fasalka Hoose iyo Fasalka Dhexe โ€“ Group Chat:

- Fasalka Hoose Group Chating waakan:
๐Ÿ‘‰ @SomaliEnglish4
- Fasalka Dhexe Group Chating waakan:
๐Ÿ‘‰ @Somalienglish5

Ku biir @Somalienglish3 iyo @somalienglish1 si aad u hesho macluumaad dheeri ah iyo casharo xiiso leh! ๐ŸŽ“๐Ÿ“š

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Masoo fasaxnaa mise ma rabtiin

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Buugga "The 25 Sales Habits of Highly Successful Salespeople" oo uu qoray Stephan Schiffman wuxuu diiradda saarayaa caadooyinka ugu muhiimsan ee lagu noqdo iibiyaha guuleysta. Waxa uu bixiyaa talooyin ficil ah iyo farsamooyin si kor loogu qaado xirfadda iibinta, sida:

1. Xiriirinta Macaamiisha: Sida loo dhiso xiriir wanaagsan oo joogto ah oo lala yeesho macaamiisha si kalsooni loo abuuro.


2. Dhageysi Wax-ku-ool ah: Fahamka baahiyaha macaamiisha adigoo ka horreynaya inaad xaliso.


3. Diyaarinta iyo Qorshaynta: Sida loo qorsheeyo wicitaannada iibka, kulamada, iyo howlaha si wax ku ool ah.


4. Dhammeystirka Iibka: Farsamooyin lagu xidho iibka adigoo macaamiisha ku qancinaya.


5. Xallinta Diidmooyinka: Sida loola tacaalo diidmooyinka macaamiisha adigoo adeegsanaya jawaabo wax ku ool ah.



Wuxuu ku habboon yahay dadka doonaya inay horumariyaan xirfadaha iibkooda, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya iibinta shirkadaha iyo macaamiisha tooska ah.

Masoo Fasaxnaa

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“š Ogeysiis Buug Akhris! ๐ŸŒŸ

Buugga xigga ee naadiga wax akhriska waa:
๐Ÿ“– FAKAR OO HODAN NOQO!
*(THINK AND GROW RICH)*

โœ๏ธ Qoraa: NAPOLEAN HILL
๐Ÿ“˜ Turjume: Dr. Jamac Sahal
๐Ÿ“„ Bogga: 308

๐Ÿ—“ Taariikhda: 08/02/2025
โฐ Wakhtiga: 8:00 PM

๐Ÿ‘‰ Fariin Gaar ah: Akhri maalinkii 13 bog oo kaliya.
๐ŸŽ Qofkii buugga soo koobista cod ahaan usoo gudbiya, waxaa la siin doonaa abaalmarin khaas ah!

๐Ÿ“– Ku biir doodda oo ka faaโ€™iideyso [/channel/Gorfeyn] ๐Ÿ˜Š

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“š Ogeysiis Buug Akhris! ๐ŸŒŸย 

Caawa xilliga geeska afrika waxaan isla gorfayn donnaa buugga ah:ย 

๐Ÿ“– SIDA LA ISAGA JOOJIYO WALWALKA LOONA BILLABO NOLOL FIICANย 
*(How to Stop Worrying and Start Living)*ย 

โœ๏ธ Qoraa: Dale Carnegieย 
๐Ÿ“˜ Turjume: Dr. Jamac Sahalย 
๐Ÿ“„ Bogga: 363ย 

๐Ÿ—“ Taariikhda: 08/01/2025ย 
โฐ Wakhtiga: 8:00 PMย 

๐Ÿ‘‰ Fariin Gaar ah: qof walba oo jecel akhriska ayaa kasoo qeyb gali kara.ย 

๐ŸŽย  Kulanka lagu gorfaynayo buugga, waxuu lagu qaban doonnaa Kanaalka weyn ee @somalibooks insha'allah.

๐Ÿ“– Ku biir doodda oo ka faaโ€™iideyso! ๐Ÿ˜Š

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿค– List of AI Chatbots Present In WhatsApp

โœ”๏ธ Microsoft Copilot:
https://wa.me/18772241042

โœ”๏ธMeta AI:
https://wa.me/13135550002

โœ”๏ธ ChatGPT:
https://wa.me/18002428478

โœ”๏ธShmooz AI:
https://wa.me/12014166644

โœ”๏ธ GuideGeek:
https://wa.me/12058922070

โœ”๏ธMobileGPT:
https://wa.me/27767346284

โœ”๏ธLuzIA:
https://wa.me/34613288116

โœ”๏ธTruora Genie AI:
https://wa.me/16204458887

โœ”๏ธAugust AI:
https://wa.me/918738030604

โœ”๏ธHeyPat AI:
https://wa.me/18442439728

โœ”๏ธDola AI:
https://wa.me/16502234435

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Halkaan ka daalaco researchkeenii qalanjabinta aniga iyo Teamkeygga

Abdulkadir Uukow

https://link.springer.com/chapter/10.1007/978-3-031-78276-3_85

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“šTigaad

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Hadyad ๐Ÿ“š
@Somalibooks

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Maku Caajisray โœณ๏ธKa Dhig ๐Ÿ“Telegram WhatsApp oo kale Telegram hadii aad jecelaato Taabo Halkan kadibna Apply Taabo @Ogaysiiyebot

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

โ€๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐ญ๐ข๐จ๐งโ€
๐ŸŒ™๐Ÿ’ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ โ˜ช๏ธ๐Ÿ’ ๐ŸŒ™
โžฝ @Al_xakiim
โžฝ @Quruxdaislaamka
โžฝ @Hidaayatu_Rabi
โžฝ @hogaan_Dumar
โžฝ @Dhaqan_wanaag
โžฝ @TAMARSIINTARUUXDA
โžฝ @Diinteenna_Macaan
โŸฃโƒŸโธปโš€โ™ฆ๏ธ
โœจ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก & ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข
โžฝ @XikmadoSom
โžฝ @Dhiiragaliye
โžฝ @AishaAhmed99
โžฝ @QalbiDhaye143
โžฝ @kalimakariim
โžฝ @xaqiiqadanolosha
โžฝ @Albaanichannel252
โžฝ @Ruuxda
โžฝ @dareenbulsho
โŸฃโƒŸโธปโš€โ™ฆ๏ธ
๐Ÿฆ‹๐—๐—”๐—–๐—”๐—ฌ๐—Ÿ๐—ž๐—” & ๐—ข๐—ฅ๐—”๐—”๐—›๐—ฌ๐—ข
โžฝ @Dareen_side
โžฝ @Hasancaashaq
โžฝ @Mohametahmed
โžฝ @Noqoxiddig
โžฝ @DunnidaSuugaanta
โžฝ @qalbiyadeena
โŸฃโƒŸโธปโš€โ™ฆ๏ธ
๐Ÿ“š๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก & ๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—ข
โžฝ @maanhage
โžฝ @farsamada
โžฝ @KobciAqoontaada2
โžฝ @guuleyso11
โŸฃโƒŸโธปโš€โ™ฆ๏ธ
๐Ÿ“–๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š & ๐— ๐—”๐—ž๐—ง๐—”๐—•๐—”๐——
โžฝ @somalibooks
โžฝ @Somalilibrary
โžฝ @kobciyebooks
โŸฃโƒŸโธปโš€โ™ฆ๏ธ
/channel/Somalienglish3

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“š HIMILADAADA HANO

Waxaan kuugu hambalyaynayaa in aad hayso buugga "Himiladaada Hano". Adiguna isugu hambalyee in aad gacanta ku hayso buug aad ka helayso aqoonta aad u baahan tahay si aad u xaqiijiso himiladaada inta aad nooshahay. Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan kula wadaago waxa ugu muhiimsan oo qof walba aayihiisa saamayn weyn ku leh, waana garashada himiladiisa iyo aqoontii uu ku hanan lahaa.


โ”โ”โ”โ”โ”| ๐…๐š๐š๐ก ๐…๐š๐š๐ก๐ข๐ง |โ”โ”โ”โ”โ”
๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ: โž  Himiladaada Hano
๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ: โž  Mohamed Ismail Mohamed (Siibed)
๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ: โž  PDF
๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ: โž  7.8 MB
๐—•๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ: โž  138
๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ถ: โž  #B314


โ”โ”โ”โ”| @somalilibrary |โ”โ”โ”โ”
โ”โ”โ”โ”| @somalibooks | โ”โ”โ”โ”

ษดแด€ษขแดœ แด›แด€แด€ษขแด‡แด‡ส€ แด…สœษชษชส€ษชษขษชสŸษชษด แด€y ษดแดแด แด›แด€สœแด€y

โค๏ธ ๐—Ÿ๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ
๐Ÿ‘ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ
๐Ÿ’ฌ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€

-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
๐Ÿ“ฅ 1 sac kadib hoos ka dagso: ๐Ÿ‘‡

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“š BOGSIIYE

Bogsiiye waxaan ugu tala galnay in uu kuu noqdo il aad ka heli karto dhammaan macluumaadka aad u baahantahay iyo tillaabooyinkii aad qaadi laheyd si aad ugu bogsato balwadda daawashada muuqaallada xun iyo siigeysiga, bosiiye ma dooneyna in aad u fahamto in uu yahay xal degdeg ah oo mushikaladdaada u xallinayo si indha sarcaad ah, hasayeeshee waa kitaab aan ku soo bandhigeyno macluumaadka aad ugu baahantahay ee taabanaya dhincayada kala duwan ee bogsashada.


โ”โ”โ”โ”โ”| ๐…๐š๐š๐ก ๐…๐š๐š๐ก๐ข๐ง |โ”โ”โ”โ”โ”
๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ: โž  Bogsiiye
๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ท๐˜‚๐—บ: โž CABDI MAJIID YUUSUF NUUR
๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ: โž  PDF
๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ: โž  1.2 MB
๐—•๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ: โž  134
๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ถ: โž  #B316


โ”โ”โ”โ”| @somalilibrary |โ”โ”โ”โ”
โ”โ”โ”โ”| @somalibooks | โ”โ”โ”โ”

ษดแด€ษขแดœ แด›แด€แด€ษขแด‡แด‡ส€ แด…สœษชษชส€ษชษขษชสŸษชษด แด€y ษดแดแด แด›แด€สœแด€y

โค๏ธ ๐—Ÿ๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ
๐Ÿ‘ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ
๐Ÿ’ฌ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€

-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
๐Ÿ“ฅ 1 sac kadib hoos ka dagso: ๐Ÿ‘‡

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

JUST IN: ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ Dabaal dega Heshiis ka Qaza Ciyaalka Falastiin.

@BRICSNews

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

BUUGGA: Fataawada Soonka
QORE: Sh. Ibnu Baaz & Sh. Ibnu Cusaymiin
TURJUME: Sh. Dr. Maxamed Kaariye
[Fiqhi]
#diin

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Book Ila Akhri waa madal aan ugu talagalay inaan ku booriyo akhris wadareedka, waa madal u abaabulan is-jecleysiinta wax-akhriska, oo aan ku shiilno afkaaraha aqoonta iyo xogta, maadaama aan nool nahay Casriga warbixinta ( Information age).

๐Ÿ“š Buug Ila Akhri Telegram Channel

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

DHITO BOOKS

WAA MADAL LAGU ARUURIYO BUUGAAGTA KU QORAN AFKEENNA HOOYO EE KU SAABSAN DIINTEENNA SUUBBAN, AFKEENNA HOOYO & TAARIIKHDEEN MID ISLAAM IYO MID SOOMAALI.

/channel/DhitoBooks

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ”ต Bots AI & Kuwa Somalida ah_Maamul+Cilmig ๐Ÿ”ต

โœ… 1. @fogaanaragbot (AI Bot Somali) ๐Ÿค–
- Su'aal kasta kaaga jawaabaya, sida ChatGPT.
- Sawiro iyo qoraallo kala duwan waxaad ka sameyn kartaa.
- Maalinta oo dhan su'aalahaaga waa ku siineyaa.
- Waxaa ku qabsanaya danahaaga.

โœ… 2. @Koorso_bot (Koorsada & Ganacsiga) ๐Ÿ’ผ
- Adigoo iska hurda ayuu dadka wax ka iibinayaa.
- Su'aalaha ganacsiga ugu jawaabaya.
- Adeegyo iyo koorsyo gaar ah bixinta.

โœ… 3. @Somali_SA_bot (Xeer Ilaaliye Bot) ๐Ÿ›ก
- Ka caawinaya group ama koox inaad dadka soo dhaweeyso.
- Caawi links aad doonayso u dirto.
- Xeer Ilaaliye๐Ÿ’ง wuxuu amniga sugayaa, ma jiro qof links ama hadal xun soo diri kara.
- Haddii aad admin tahay, wuxuu ku caawinayaa maamulka amniga.

โœ… 4. @Buugaag_bot (Buugaagta Somaliga ah) ๐Ÿ“š
- Buugaag badan oo Somali ah ayaa laga heli karaa.
- Wuxuu ka caawiyaa akhriska iyo taariikhda Soomaalida.
- Waxyaabo badan oo ku saabsan diinta iyo dhaqankaaga.

โœ… 5. @Maseexatobot (Macalimad Ingiriisiga) ๐Ÿ“˜
- Barashada luuqadda Ingiriisiga ayuu ka caawinayaa.
- Ma seexato, 24/7 jawaabaha ardayda siineyaa.
- Ku xidhan Channelka barashada luuqadda Ingiriisiga ee Telegram.
- Ugu jawaabaya su'aalo badan oo ku jira store.

โœ… 6. @Ogaysiiyebot (AI Bot Somali) ๐ŸŽจ
- Wax badan ayaa yaqaana, su'aal kasta si sax ah ayuu uga jawaabaa.
- Wuxuu sameyn karaa sawiro iyo qoraallo nooc kasta.
- Su'aalahaaga kala xiriir @suuqgeeyebot.

๐Ÿ”ถ Fadlan si fiican u isticmaala Bots-kan, waxay kuu fududeynayaan howshaada! ๐Ÿ’ก๐Ÿ”ง

๐Ÿ‘‰ Fadlan @suuqgeeyebot ka dalbo Automation AI Bot si aad ula socoto koorsooyinka AI.

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

BUUGA: JIDKII JANNADA
QORE: Dr. Hibaq Abdulrahman Bubal

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Marka aad buug akhrinayso, Warqadda uu buugga ku daabacan yahay medabkee ayaad jeceshahay in ay lahaato ?

Ku codeey

1: โค
2: ๐Ÿ‘

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

BUUGA: Wanaagyada Diinka Islaamka
QORE: Sh. Cabdiraxmaan Assacdi
TURJUME: Dr. Xasan M. Daauud
#Waano

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

BUUGA: Garaadka wax naqdinta ee faca koraya
QORE: Axmed Assayyid
TURJUME: Axmed Ibraahim (Garaadka)
[Garaad-dhis]

#dhiirigalin

@somalibooks

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

BUUGA: Tigaad
Qore: Cabdiqani Agaabeeye
[#Suugaan]



@somalibooks

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“šBuuga-HADIYAD๐Ÿ“–

--
Hordhac..

Buugaan kooban waxaan kugu siin doonaa talooyin kooban oo ku anfici doono hadaad isticmaasho, ma badin doono waxaan ka dhigi doonaa 200 talo oo aan isleeyahay way ku anfici doonaan, hoo iga qaado, adiga ayaan kuu hadiyeeyay, hadiyadaha hadiyada ugu fiican ayaa ah talada wanaagsan, aan bilowno.

W.Q. Farxan Yusuf Xusen
@Somalibooks
23/12/2024

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

somallibooks/0Lt7movXbv6">FAG: SIDA XIISADA U SOCDAAN 2025

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“• HIMILADAADA HANO
โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€

ษดแด€ษขแดœ แด›แด€แด€ษขแด‡แด‡ส€ แด…สœษชษชส€ษชษขษชสŸษชษด แด€y ษดแดแด แด›แด€สœแด€y

โค๏ธ ๐—Ÿ๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ
๐Ÿ‘ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ
๐Ÿ’ฌ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€
โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Sxbyaal Sanad Cusub kadib Waaan idin Wadnaa Faa,iido sanad walba sidii caadadu ahayd somallibooks/0Lt7movXbv6">FAG: SIDA XIISADA U SOCDAAN 2025 Update Akhri wll

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…
Subscribe to a channel