🌍✨ BAAQ NABADEED ✨🌍
🔊 Team Somali Telegramers waxay baaq nabadeed u soo jeedinayaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan deegaannada ay maalmahan ka socdeen dagaallo beeleedyo macno la’aan ah. Waxaa si aan micno lahayn laysugu dilayaa dagaallo Islaamku naga reebay, iyada oo uu Alle Qur’aankiisa ku yiri:
📖 "وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَآؤُهُۥ جَهَنَّمُ خَٰلِدًا فِيهَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُۥ وَأَعَدَّ لَهُۥ عَذَابًا عَظِيمًا"
💔 Qofkii qof mu’min ah ula kac u dila, abaalkiisu waa Jahannamo, wuuna ku waarayaa. Allaah wuu u caroonayaa, wuu lacnadayaa, waxaana loo diyaariyey cadaab weyn.
💭 Waxaan ka xumahay in iyadoo aynu rumeysanahay aayaddan, haddana dad Muslimiin ah isku dilaan qabyaalad iyo beelohooda.
👉 "Dagaal wiil kuma dhasho, waa uu ku dhintaa."
🔔 Baaq aan u dirayno dhalinyarada Soomaaliyeed:
❌ Ka fogaada hurinta iyo ka qayb-qaadashada dagaalladan socdo.
✅ Intaas beddelkeeda, ka shaqeeya sidii nabad loogu soo dabbaali lahaa deegaannada ay colaadaha ka jiraan.
👉 "Nabad ayaa naas la nuuga leh."
🕊️ Ugu dambayn, waxaan Alle ka baryeynaa inuu walaalaha Soomaaliyeed qalbiyadooda isu soo dumo, dagaalladana meesha ku dhammaadaan, insha’Allah. 🤲💞
#Nabad #Midnimo #Somali
🔰🔰 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 🔰🔰
𝗞𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗮𝗻 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺
Waxaan diyaar kuu nahay inaan kuu soo gudbino:
/channel/addlist/lPvkBnO_T6wzZTNk
/channel/addlist/lPvkBnO_T6wzZTNk
📚Xabbaddii Dunida Gilgishey'
W/Q: Shukri Aadan Shire.
somallibooks/kWahL3gLIee">
FAQ: Markasta akhri Halkan
Abdulkadir Uukow -Tiir Naga MIid aha Qalalin Jabiyey:
⭕️ ogow Cabdi Halyeeyga Telegramka Teamka Mahadsanid
📚 jaceyl iyo Naxariis
HORDHAC
AIlaahey جل جلاله ayaa mahad oo dhan u sugantahay, Allahii abuuray dhulka iyo samooyinka iyo jinn iyo insi intaba asagaana maamulo awoodiisa ayay wax walbo ku dhacaan, Nabadgalyo iyo naxariis dushiisa ha ahaato Nabigeena NNKH.. .. Akhris wcnЧитать полностью…
Buugga Geesiyaal Taariikhda Galay
━━━━| @Dhiiragaliye |━━━━
━━━━| @somalilibrary |━━━━
━━━━| @somalibooks | ━━━━
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
📕 Qorshaha 12 isbuuc
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🔐Join us ➠: @Somalilibrary
🔐Join us ➠: @somsoft
🔐Join us ➠: @somsports
🔐Join us ➠: @somgames
🔐Join us ➠: @ilaqosal
🔐Join us ➠: @Nololifeysa
🔐Join us ➠: @somalienglish
🔐Join us ➠: @som_flims
🔐Join us ➠: @Som_Soft
🔐Join us ➠: @Farsamada
🔐Join us ➠: @somalibooks
❤️Codso ➠: @Buugaag_bot
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯
🤽1-Taageerada Maktabadda: Fursad ✨
1- ka Faidayso Fursad Lagu Horumarinayo Maktabada ** 📚✨ Asxaabta qaaliga ah, Waxaan idin soo bandhigayaa fursad weyn oo aan ka wada faa’iideysan karno. Sanadkan 2025, bisha 1aad, waxaan bilaabaynaa hawsha tabarucaadka si aan u ballaadhino maktabadda. Waxaan ka codsanayaa inaad nalagasho Hawsha.
❗️👇Ogaysiis Asxbta waxaan Balaadhin ku samayn doonaa Community telegram ee Somalida Waxaanan Rabnaa inaan Qaadano Chanalo Cusub Hadaba hadaad xiisaynayso inaad ku soo biirto Teamka ugu Balaadhan Somalida ee Telegram Fadlan Buuxi Shuruudahan.
BAAQ NABADEED UMADDA WALALAHA SOOMAALIYEED 🔫⚰🚷Ninka balada keenay
Ninka sii babinaayoow
Basiin ku shubayoow
Baylah dhigay dadkiisiyoow
Bu'di iyo calooshiyo
Bustahaaga baa guban
Ninkaad boqonta goysay
Bilaawada u sidataa
Waa beer wadaagaa
Waa ninka baadidaada
Wanaagaaga baytiya
bawdadaad ka jabisay
Dhibkaad bidaysaa
Beri adi mooyee
Baanin maayee ruux kala
Alloow soo hanuuni walaalaha is dagaalaya 🤲🤲😭
Aaamin allahuma aammiin 🤲🤲🤲🤲
Haddii aad tahay haweeney dooneyso in ay barto waxa ay diinta islaamka fareyso ku soo biir channelkaan si aad wax badan uga ogaato waajibaadka lagaa rabo
/channel/axkaamtadumarka
'Xabbaddii Dunida Gilgishey'
W/Q: Shukri Aadan Shire.
Hordhac:
Buuggan wuxuu ku saabsan yahay dhacdo dhab ah oo dhacday 1934, galabtii magaalada Walwaal xabaddii ka qaraxday. Taas oo sabab u noqotay in Addis Ababa italy qabsado, isla markaasna qaxootinimo Xayle Salaase uu u tago waddanka Ingiriiska. Dagaalkii 2'd oo qarxaya iyo nin Soomaali ah oo Buuroleyda Xuduuddada Talyaaniga iyo Yugoslavia ka dhex jabhadaynaya, kadibna ku dhaawacmay, Ninkaaasi waa Aadan Shire Jaamac (Aadan-low). Buuggu waa mid naxdin iyo caloolxumo, farxad iyo rayn-rayn isla xambaarsan. Dhacdadu waxay raad qotodheer ku yeelanaysaa Soomaaliya, Geeska Afrika, Yurub iyo Qaramada Midoobay! Xabaddii Dunida Gilgishey; Aaden-low iyo dhacdadii Walwaal. Aadan-Low waxaa xidhaya xukuumadii kacaanka 1969 waxuuna xidhnaa afar Sano, wuu ku xanuunsaday Jeelka markii laso daayeyna wuu geeriyooday. Buuggga waxaa qortay Gabadha uu dhalay Aadan ee Shukri Aadan. Shukri waxaa dhashay Xaaskii Siyaqd Barre, Marwo Dalaayad Xasan Xaashi walaasheed.
☛❖▂▅█▓༆҈﷽༄▓█▅▂❖☚
✨ 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏 ✨
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━🌸
🌙💠🌺 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 ☪️ 🌺💠🌙
⤷ @Diinteenna_Macaan
⤷ @Al_xakiim
⤷ @Quruxdaislaamka
⤷ @Hidaayatu_Rabi
⤷ @hogaan_Dumar
⤷ @Dhaqan_wanaag
⤷ @TAMARSIINTARUUXDA
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━🌸
✨🌻 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ✨
⤷ @XikmadoSom
⤷ @Dhiiragaliye
⤷ @AishaAhmed99
⤷ @QalbiDhaye143
⤷ @kalimakariim
⤷ @xaqiiqadanolosha
⤷ @Albaanichannel252
⤷ @Ruuxda
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━☀️
🦋🌹❤️ 𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 ❤️
⤷ @Dareen_side
⤷ @Hasancaashaq
⤷ @Mohametahmed
⤷ @Noqoxiddig
⤷ @DunnidaSuugaanta
⤷ @Qalbiyadeena
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━🌸
📚🎓🌟 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢 📖 🌟
⤷ @maanhage
⤷ @farsamada
⤷ @KobciAqoontaada2
⤷ @guuleyso11
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━🌟
📖📘 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 & 𝗠𝗔𝗞𝗧𝗔𝗕𝗔𝗗 📘📖
⤷ @somalibooks
⤷ @Somalilibrary
⤷ @kobciyebooks
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━☀️
𝗫𝗔𝗬𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗚𝗔𝗔𝗥 𝗔𝗛 ⚡️
Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
Nala soo xiriir maanta si aad uga faa’iideysato fursadan cajiibka ah
⌨️
𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗡!⤵️
Geesiyaal Taariikhda Galay.
Taariikhdu waa dhaxal bulsho oo ka turjumaya wixii ummadi soo martay, guulihii ay gaartay, iyo casharradii laga bartay waayihii tagay, waa muraayadda uu qofku noloshiisa ka fiiriyo, si uu u garto halka uu ka yimid, halka uu joogo, iyo halka uu u socdo, Taariikhdu ma aha oo kaliya uruurinta dhacdooyinka waaweyn, balse waa macallin aan marnaba ka daalin in uu jiil walba baro xikmado qiimo leh si ay wax uga gartaan khaladaadkii hore iyo guulihii la gaaray.
📚 Maanta samee
Hordhacabuugga
Buugga"DoItToday"eeuuqorayDariusЧитать полностью…
Foroux wuxuu diiradda saarayaa saddex
qayboodoowaaweynoonoloshaqofkawax
ka beddela:maaraynta waqtiga,wax-soosaarkaiyosidiiqofkuugaarilahaanatiijooyin
waaweyn.Halkan hoose waxa ku xusan
guudmarkooban oo ku saabsan nuxurka
buugga:
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Sida La isaga joojiyo Warwarka Loona Bilaabo Nolol Fiican.
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ DALE CARNEGIE
𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺𝗲:➠ Dr. JAMAC SAHAL
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 363
Buuggaani waxa uu ku barayaa sidii aad walwalka gebi ahaanba uga tirtiri lahayd noloshaada. Waxa uu qoraagu ku barin baaritaan dheer oo uu ka sameeyey meelaha walwalku uga yimaado dadka iyo sidii ay isaga joojin lahaayeen. Waxa uu kugu gacan siinayaa sidii aad uga adkaan lahayd, walaaca, walbahaarka, diiqada iyo cadaadis-maskaxeedka oo aad ugu noolaan lahayd nolol aad u qurux badan oo ka samaysan xasillooni iyo degenaansho Terte maskaxeed ayna ka buuxdo raynrayn iyo qanacsanaan. Qoraagu gebi ahaanba buugga waxa uu ku qoray sheekooyin iyo dhacdooyin dhab ah oo ay ku xusanyahiin magacyada dadkaas iyo halka ay degganyahiin si uu u muujiyo dhabnimada xogta iyo baaritaanka xilliga dheer qaatay ee uu sameeyey.📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚 #Nafta #HorumarЧитать полностью…
📚Magaca: Halyeyga Mabda,a
✍🏻Qoraaga: C.Casiis (Caateeye)
📑Pages: 24 Pages
📟Buugii: #2127
@Somalibooks