somalibooks | Unsorted

Telegram-канал somalibooks - Somali Books 📚

145205

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: https://teletype.in/@somallibooks/xxdB5C4rjGf @Tusmobook

Subscribe to a channel

Somali Books 📚

Waakan Buugii

Waxaa Inala Wadaagay qoraaga Channetkiisu Fadlan join Dhahaa
⤵️⤵️
Ku Biir

Читать полностью…

Somali Books 📚

Xamaas, ayaa maanta sii deysay askari ka tirsan ciidanka Israa’iil , haweenayda Agam Berger oo 15 bilood ee dagaalka lagu hayay Qasa — wareejinta waxay ka dhacday xerada Jabaliya ee waqooyiga Qasa, goob si joogta ah ay Israa’iil diiradda u saartay oo nooc kasta oo duqeyn ka geysatay, balse bandhig kale oo cajiib ah ayaa maanta lagu wareejiyay haweenayda.

Guriga uu kala wareejisku ka dhacay waa Gurigii Mujaahidkk Yahya Sinwaar Alle ha Unaxariistee

Читать полностью…

Somali Books 📚

📢 CAFIIF PSYTECH
Ku soo biir CAFIIF PSYTECH, oo ah channel aad ka heli doonto xogo muhiim ah oo la xiriirta cilmiga maskaxda (psychology) iyo horumarka teknolojiyadda.

*Maxaad ka baran doontaa CAFIIF PSYTECH?*

✅ Xeelado cilmi ku saleysan oo lagula dhaqmo dadka kala duwan.
📖 Hel talooyin kaa caawinaya horumarinta naftaada iyo xirfadahaaga.
💡 Baro sida maskaxdu u shaqeyso, faham hababka fikirka iyo dabeecadaha aadanaha.
🔬 La soco horumarka teknolojiyadda iyo sida ay noloshaada u beddeli karto.
🚀 Xog kaa caawinaysa horumarka shakhsiyeed iyo garaadkaaga.

➡️ Ku soo biir CAFIIF PSYTECH❗️✅

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚✨ "U Fikir Si Ka Duwan" ✨📚

Magacani wuxuu xambaarsan yahay hal-ku-dhiggiisii caanka ahaa ee "Think Different", oo Af-Soomaaliga loogu yeerayo "U Fikir Si Ka Duwan". Buuggan wuxuu ku saabsan yahay falsafadda hal-abuurka iyo aragtida isbeddelka ee Steve Jobs.

📌 Waxyaabaha Buuggan Ka Hadlayo:

🧠 Falsafadda "U Fikir Si Ka Duwan".
🌍 Sida Steve Jobs uu u beddelay Runta.

💡 Dhiirigelinta hal-abuurka iyo isbeddelka.

📜 Qodob Nuxureedka Buuga:
"Ha noolaan keliya nolal ee dhis dhaxal lagugu xasuusto."
- Steve Jobs


📢 Ogaysiis: Buuggan hada ayaa dabka laga soo qaaday! ❤️Calaashaan qoraagu inala wadaagay

👉 U muuji LOVE badan si aad u taageerto qoraaga!

Читать полностью…

Somali Books 📚

laba App Waxbarasho iyo Madaadaalo ugu kaalay

💡- App-ka Filimada/Macalinimada _ Free+

⚠️ Cilad Yar: Waxaa ku jira Add soconaya hal daqiiqo, laakiin filimada ku jira waa tayo sare.

Talo: Ciladdan ha iska joojinin, sababtoo ah waxaad helaysaa wax ka qiimo badan oo wanaagsan!

📽 Filimada oo dhan waad ka daawan kartaa adigoo adeegsanaya app-kan:
👉 Download App-ka Filimada

App-ka Macalimiinta Online

🎥 Screen Recording fudud oo ku shaqeeya telefoon iyo computer.

🖥 Ma tahay Macalin Onsline Wax ka dhiga oo isticmaala app wuxuu leeyahay Video Editing iyo Screen Recoreder cajiiba,

✨ Waxaad isku dari kartaa codkaaga iyo muuqaalka si aad wax u barato qof kasta oo meel fog jooga.
👉 Isku Diiwaangeli Loom App

-@Fogaanaragbot

Читать полностью…

Somali Books 📚

Muuqaladii ugu dambeeyey ee Yaxya Sinwar oo la faafiyey.

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Horumarinta Nafta

Fahamka naftaada waa saldhigga horumarinta shakhsi ahaaneed. Waa in aad si qoto dheer u baarto naftaada si aad u ogaato cidda aad tahay iyo
waxa aad u taagan tahay. Fahamka naftaadu wuxuu kuu diyaarinayaa
inaad qaaddo tallaabooyin lagu gaarayo yoolalkaaga iyada oo aad si buuxda u aqoonsan tahay awooddaada iyo daciifnimadaada
⭕️ hada Dabka laga soo qaaday Buuga waxaana inala Wadaagay Qoraaga Ugu Muujiya ❤️LOVE

Читать полностью…

Somali Books 📚

🧂-Yaa Ku Yidhi.. 🤣🤣🤣Isku doono hahaha ha

Читать полностью…

Somali Books 📚

Somalia 1976-Xagee Joogtay?

Читать полностью…

Somali Books 📚

📕 BOGSIIYE
──────────────────

🔐Join us @Somalilibrary
🔐Join us @audiosomalilibrary
🔐Join us @somsoft
🔐Join us @somsports
🔐Join us @somgames
🔐Join us @ilaqosal

──────────────────

Читать полностью…

Somali Books 📚

Baybay 😎:

🇺🇲 A Goodbye message from the US president who managed to cause the greatest chaos in the world since World War II

Wars, genocide, suffering all over the world, including US.

@Ogaysiiyebot

Читать полностью…

Somali Books 📚

BUUGA: Suugaanta siirada Nebiga SCW
QORE: Cabdiqani Agaabeeye
[Siiro - Suugaan]

#diin

Читать полностью…

Somali Books 📚

Asc—Salaan! 🙋‍♂️🙋‍♀️ Dhalinyaro🚸
Waxaa jira su'aalo badan oo ka imaanaya ardayda cusub ee raba inay bilaabaan fasalada bilowga iyo dhexe. Waxaan doonaynaa inaan idin siino macluumaad guud iyo xogta ku saabsan fasalada socda. Fadlan isticmaal calaamadaha hoose si aad si fudud ugu biirto:Waxaa jira su'aalo badan oo ka imaanaya ardayda cusub ee raba inay bilaabaan fasalada bilowga iyo dhexe. Waxaan doonaynaa inaan idin siino macluumaad guud iyo xogta ku saabsan fasalada socda. Fadlan isticmaal calaamadaha hoose si aad si fudud ugu biirto:
⚠️FG:
Tusaale hadaad doonayso inaad wax ka ogaato fasalka Kuwaad taabo Fasalka 1aad Hadii aad sidoo kale doonayso fasalka labaad taabo Fasalka Labaad Qoralka ay / calaamadani la socotoTusaale hadaad doonayso inaad wax ka ogaato fasalka Kuwaad taabo Fasalka 1aad Hadii aad sidoo kale doonayso fasalka labaad taabo Fasalka Labaad Qoralka ay / calaamadani la socoto
⛔️Ogow Maha Chanalka dhexdiisa amarada waxay shaqeynayaan Groupka dhexdiisa
Faahfaahin Taabo 👇👇
⛔️Ogow Maha Chanalka dhexdiisa amarada waxay shaqeynayaan Groupka dhexdiisa
Faahfaahin Taabo 👇👇

👉 /fasalka_1aad
👉 /fasalka_labaad

💡 Fasalka Hoose iyo Fasalka Dhexe:Faahfaahin

- Macalimintu waxay si toos ah ugu soo dhigaan casharada live ah.
- Ardaydu waxay si toos ah uga qaybqaataan su'aalaha iyo jawaabaha.
- Si toos ah ula soco casharada fasalka hoose iyo fasalka dhexe
- Cashar iyi Is xaadiris ayaa ayaa jira sidoo kale cashar kasta l aylis ayuu wataa?

⤵️⤵️⤵️ 👇👇

👉 @Somalienglish1
👉 @Somalienglish3

Fasalka Hoose iyo Fasalka Dhexe – Group Chat:

- Fasalka Hoose Group Chating waakan:
👉 @SomaliEnglish4
- Fasalka Dhexe Group Chating waakan:
👉 @Somalienglish5

Ku biir @Somalienglish3 iyo @somalienglish1 si aad u hesho macluumaad dheeri ah iyo casharo xiiso leh! 🎓📚

Читать полностью…

Somali Books 📚

Masoo fasaxnaa mise ma rabtiin

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buugga "The 25 Sales Habits of Highly Successful Salespeople" oo uu qoray Stephan Schiffman wuxuu diiradda saarayaa caadooyinka ugu muhiimsan ee lagu noqdo iibiyaha guuleysta. Waxa uu bixiyaa talooyin ficil ah iyo farsamooyin si kor loogu qaado xirfadda iibinta, sida:

1. Xiriirinta Macaamiisha: Sida loo dhiso xiriir wanaagsan oo joogto ah oo lala yeesho macaamiisha si kalsooni loo abuuro.


2. Dhageysi Wax-ku-ool ah: Fahamka baahiyaha macaamiisha adigoo ka horreynaya inaad xaliso.


3. Diyaarinta iyo Qorshaynta: Sida loo qorsheeyo wicitaannada iibka, kulamada, iyo howlaha si wax ku ool ah.


4. Dhammeystirka Iibka: Farsamooyin lagu xidho iibka adigoo macaamiisha ku qancinaya.


5. Xallinta Diidmooyinka: Sida loola tacaalo diidmooyinka macaamiisha adigoo adeegsanaya jawaabo wax ku ool ah.



Wuxuu ku habboon yahay dadka doonaya inay horumariyaan xirfadaha iibkooda, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya iibinta shirkadaha iyo macaamiisha tooska ah.

Masoo Fasaxnaa

Читать полностью…

Somali Books 📚

📘 100- Sahminta Ogaalka

Faahfaahin Kooban

Waxaa ku soo bandhigay xaqiiqooyin xiiso leh oo guud, kuwaasoo qaarkood u baahan kaahhfaahin dheerad ah si loo fahmo. Markaad lakulanto mid kamid ah "Ma Ogtahay...?" oo sharaxaad dheeriya hubaahan, waxaan ku hoos lifaaqay faahfaahinta ku habboon, iyadoo lagu lifaaqay nambarka xogta ku baarsan ee "Ma Ogtahay". Waxaana ku qoridoonaa qoraalka Jiifka (Italic).

Tusaale ahaan:

.

Читать полностью…

Somali Books 📚

🌟 Deg Deg Ninkii Kitaabka Wadanka iswedian ku gubay Hada Meydkiisa la xaqiijiyey 🌟

📰 Warka: Maanta waxaa la dilay nin reer Sweden oo gubay Kitaabka Quraanka. Ninkani waxaa lagu dilay isagoo ku jira live stream, taas oo noqotay arrin ay warbaahinta aduunku si weyn uga hadleen. 🕯

🔍 Sababta Dilka: Dilku waxaa la xiriiray ficilkiisa ee gubida Quraankaka. 🕌

🇸🇪 Wadanka Sas oo ka cadhysiiyey Muslimiin badan oo ku nool weden:

Shacabka ayaa ninkan ugu hor yimi inkastoo ilaalintiis lacag badani u baxday hadana taasi wadka kama badbaadin. 🕵️‍♂️

⚖️ MEYDKIISA: Maydka ninkani waxaa haysta dawladda Sweden, halkaas oo la wada shaqeynayo sida ugu habboon ee loo qaadi doono dhimashadiisa iyo arrimaha la xiriira meydkiisa halka lagu aasayo. 🕊

Baaritaanka Dawladda: Sweden oo ayaa Baaritaqan ku wada sidii dilkanu u dhacay.

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buugga “Shiid iyo Sheeko” –

Buugga Shiid iyo Sheeko waa dhabbaha xaqiiqada nolosha dhallinyarada Soomaaliyeed. Waa qoraal xanuun badan, laakiin xambaarsan xikmad, waayo-aragnimo, iyo wacyigelin. Wuxuu si qoto dheer u falanqeeyaa shaqo la’aanta, nolol-raadinta adag, jacaylka lumay, fursadaha la waayay, iyo riyooyinka la rafaaday.

Maxaad Ka Faa’iidaysan Doontaa?

Waxaad heli doontaa aragti cusub oo ka tarjumeysa nolosha dhallinyarada iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Sheekooyinku waxay kugu dhiirrigelinayaan adkaysi, dulqaad, iyo xal u helidda dhibaatooyinka nololeed.

Waa qoraal kaa baraarujinaya xaqiiqooyin badan oo laga yaabo in aanay indhahaagu horey u arkin.

Haddii aad tahay qof raba inuu wax barto, ka faa’iidaysto waayo-aragnimo la soo maray, ama aad u heelan tahay isbeddel nololeed, buuggani waa mid kugu habboon.

Qiimaha Buugga: $10

Buuggani maaha kaliya mid aad akhrido, balse waa maalgashi maskaxeed iyo mid ruuxeed. Hadda iibi oo qayb ka noqo safarka xog-ogaalnimada!

Kasoo Dalbo +252615031623

Читать полностью…

Somali Books 📚

"Guul hadaad rabto marwalba diyaar u ahow fursada imaandoonta
Daacad u ahow riyaadada Rabigaana Kaasho
"

Ku Biir Chanalka

Читать полностью…

Somali Books 📚

🌍 Sidee Chinese u baabi'iyay Awoodii Kaliya Tech U hadhay West? 
  - 🚀 Deepseek waa model GPT ka horeeya oo 🇨🇳 Chinese laga leeyahay. 
  - 📅 Maalin dhawayd aduunka lagu soo daayay, waana Open Source

- ⚡ Hada noqoto speed: 
  - 🏎️ Waa dhaafay ChatGPT
  - 💰 30B Investment ku GPT-kan, waxaa ku baxay 5M wax ka yar, waana ka awood badan yahay. 

Akhriso

--More /channel/ISBAR_AI

Faahfaahim

https://youtu.be/ljqvDO09IB0

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buuggan magaciisu waa "Sida Loo Horumariyo Nafta: Talooyin iyo Dhiirrigelin". Waxaa qoray C/casils (caateeye). Buuggu wuxuu ka kooban yahay 43 bog.

Buuggan waxa uu ka hadlayaa horumarinta shakhsiyeed iyo sida loo gaari karo guul iyo farxad nolosha. Waxa uu siinayaa talooyin iyo habab loo maareyn karo waqtiga, loo kobciyo aqoonta, loo xoojiyo xiriirka bulshada, iyo sida loo xalliyo stress-ka. Sidoo kale, waxa uu ka hadlayaa muhiimadda ay leedahay dejinta yoolalka, dhiirrigelinta nafta, iyo sida loo gaari karo himilooyinka mustaqbalka.

Waxa uu buuggu soo bandhigayaa sheekooyin dhiirrigelin leh oo ka mid ah taariikhda ragga caanka ah sida Muhammad Ali, Michael Jordan, iyo Winston Churchill, kuwaas oo muujinaya sida ay u gaareen guul iyagoo la dagaallamaya caqabado adag.

Waqtiga la qoray buuggan ma shaac baanayn, laakiin waxa uu muujinayaa in uu yahay mid cusub oo ku saabsan horumarinta shakhsiyeed.

Читать полностью…

Somali Books 📚

Xamaas oo soo bandhigtay qaabkii maxaabiista Yuhudda loo wareejiyay galabta.

Читать полностью…

Somali Books 📚

DEG-DEG: TikTok oo Maanta si toos looga Mamnuucay Mareykanka Ra,yigaaga ka dhiigo Go,aankaasi Faa,iido u keeni doono USA ama Khasaare?

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buugga: Qoyska Qorraxda
Qoraha: Caabid Cabdalla
Size: 2.4MB

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚 BOGSIIYE

Bogsiiye waxaan ugu tala galnay in uu kuu noqdo il aad ka heli karto dhammaan macluumaadka aad u baahantahay iyo tillaabooyinkii aad qaadi laheyd si aad ugu bogsato balwadda daawashada muuqaallada xun iyo siigeysiga, bosiiye ma dooneyna in aad u fahamto in uu yahay xal degdeg ah oo mushikaladdaada u xallinayo si indha sarcaad ah, hasayeeshee waa kitaab aan ku soo bandhigeyno macluumaadka aad ugu baahantahay ee taabanaya dhincayada kala duwan ee bogsashada.


━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Bogsiiye
𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: ➠CABDI MAJIID YUUSUF NUUR
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.2 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 134
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B316


━━━━| @somalilibrary |━━━━
━━━━| @somalibooks | ━━━━

ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy

❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

Читать полностью…

Somali Books 📚

JUST IN: 🇵🇸 Dabaal dega Heshiis ka Qaza Ciyaalka Falastiin.

@BRICSNews

Читать полностью…

Somali Books 📚

BUUGGA: Fataawada Soonka
QORE: Sh. Ibnu Baaz & Sh. Ibnu Cusaymiin
TURJUME: Sh. Dr. Maxamed Kaariye
[Fiqhi]
#diin

Читать полностью…

Somali Books 📚

Book Ila Akhri waa madal aan ugu talagalay inaan ku booriyo akhris wadareedka, waa madal u abaabulan is-jecleysiinta wax-akhriska, oo aan ku shiilno afkaaraha aqoonta iyo xogta, maadaama aan nool nahay Casriga warbixinta ( Information age).

📚 Buug Ila Akhri Telegram Channel

Читать полностью…

Somali Books 📚

DHITO BOOKS

WAA MADAL LAGU ARUURIYO BUUGAAGTA KU QORAN AFKEENNA HOOYO EE KU SAABSAN DIINTEENNA SUUBBAN, AFKEENNA HOOYO & TAARIIKHDEEN MID ISLAAM IYO MID SOOMAALI.

/channel/DhitoBooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔵 Bots AI & Kuwa Somalida ah_Maamul+Cilmig 🔵

1. @fogaanaragbot (AI Bot Somali) 🤖
- Su'aal kasta kaaga jawaabaya, sida ChatGPT.
- Sawiro iyo qoraallo kala duwan waxaad ka sameyn kartaa.
- Maalinta oo dhan su'aalahaaga waa ku siineyaa.
- Waxaa ku qabsanaya danahaaga.

2. @Koorso_bot (Koorsada & Ganacsiga) 💼
- Adigoo iska hurda ayuu dadka wax ka iibinayaa.
- Su'aalaha ganacsiga ugu jawaabaya.
- Adeegyo iyo koorsyo gaar ah bixinta.

3. @Somali_SA_bot (Xeer Ilaaliye Bot) 🛡
- Ka caawinaya group ama koox inaad dadka soo dhaweeyso.
- Caawi links aad doonayso u dirto.
- Xeer Ilaaliye💧 wuxuu amniga sugayaa, ma jiro qof links ama hadal xun soo diri kara.
- Haddii aad admin tahay, wuxuu ku caawinayaa maamulka amniga.

4. @Buugaag_bot (Buugaagta Somaliga ah) 📚
- Buugaag badan oo Somali ah ayaa laga heli karaa.
- Wuxuu ka caawiyaa akhriska iyo taariikhda Soomaalida.
- Waxyaabo badan oo ku saabsan diinta iyo dhaqankaaga.

5. @Maseexatobot (Macalimad Ingiriisiga) 📘
- Barashada luuqadda Ingiriisiga ayuu ka caawinayaa.
- Ma seexato, 24/7 jawaabaha ardayda siineyaa.
- Ku xidhan Channelka barashada luuqadda Ingiriisiga ee Telegram.
- Ugu jawaabaya su'aalo badan oo ku jira store.

6. @Ogaysiiyebot (AI Bot Somali) 🎨
- Wax badan ayaa yaqaana, su'aal kasta si sax ah ayuu uga jawaabaa.
- Wuxuu sameyn karaa sawiro iyo qoraallo nooc kasta.
- Su'aalahaaga kala xiriir @suuqgeeyebot.

🔶 Fadlan si fiican u isticmaala Bots-kan, waxay kuu fududeynayaan howshaada! 💡🔧

👉 Fadlan @suuqgeeyebot ka dalbo Automation AI Bot si aad ula socoto koorsooyinka AI.

Читать полностью…
Subscribe to a channel