munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Jimco wanaagsan saaxibada Telegram. Maalin wacan.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa wiil miskiin ah oo lagu midiyeeyay Muqdisho gaar ahaan Daarusalaam. Saaxiibkiis ayaa Sidoo kale la gowracey iyagoo isla socda.

Beel ahaan waa Tumaal wuxuuna Aabahiis codsanayaa In ummada Soomaaliyeed u kacdo oo ay caawiyaan wiilkiisa. Ma heysto wuxuu Galaas caano ah ugu gado caawa . Ka wać telkan.

+252613049085

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://youtu.be/XytTiMids_U?si=aFFGqlOD8lTLdA5z

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Caddeeymo horleh. Ninkii isku badaley gabadhii quruxleyda ahayd oo aan xabsiga dhexdiis kula hadley isaga & hooyadiis | Maxaa ku kalifey inuu dumar iska dhigo?

https://www.facebook.com/share/v/1AvThq6JmQ/?mibextid=WC7FNe


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Isgoyska Warshadaha waxaa lagu qabtey mooto bajaaj qarax looga shakisan yahay jidkana waa la xirey .

Haddii dhankaas aad u socoto walaal ogoow in qatartaas kaa horreeyso siina gaarsii walaalka aan ogeyn ee ay dhici karto in naftiisu dhib ka soo gaarto halkaas.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa kuma ninka Isha la' ee dadka Muqdisho ku haya dhibaatada ugu xun ? Waxa aan ka hadlayo waa dantiina teyda ma ahe sii gudbi si loo qabto .

https://www.facebook.com/share/v/18bteWxpQR/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dagaalkii Jl & DF oo meel xun gaarey & Sawirada MW Dalka oo dhulka lagu wada jiidayo lana amrey ciddii dukaan ama xafiiskiisa lagu arko in la xiro |

https://www.facebook.com/share/v/12EZjzLWgat/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gaari Boliis ah ayaa jiirey mootoole Feykon kadibna waxaa loo sheektey xoog waxaana nootaalaha lagu amrey inuu Meesha iskaga tago.

Waa agagaarka Dekeda Muqdisho .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wiilkaas sharka schoolka wata hala soo qabto

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Musiibo kale ! Qofta aad aragto ee aad moodo gabar dhexyar ah ma ahe waa nin iska dhigayay oo hadda la qabtey | Maxaa lagu arkey dumarkii ?

https://www.facebook.com/share/v/18R7Q8xExt/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ina Yustur Aw-Cabdi Haaruun wuxuu amrey in la soo xiro ina Suuban Sabriye Axmed.

Ninkii raaya reerka ku haraya.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Feerkii ugu horeeyay oo xildhibaan Caato ah uu ridey oo isbitaal dhigey Askari tababaran & xildhibaankii oo xabsi inuu galo qarka u saaran |

https://www.facebook.com/share/v/1E4JS2Lp1R/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo argagax ah :- Xaafidul Qur'aan lagu dhex tooktey dukaankiisa & boliiska oo iska dultaagnaa inta ay nafta ka baxeyso |

Inta ka daawo Muuqaalka toos ah .
( https://www.facebook.com/share/v/1AYcRKv6sm/?mibextid=WC7FNe )

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Quus horleh . Sidaan miyaa ka aamusi kartaan.

https://youtu.be/KaG0EIF5UDs?si=dzQM9Jop71FEzT8O

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xildhibaan xanaaq dartiis codka u xirmi rabey . Mr Firinbi ila daawada .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maamadan oo lunsan ayaa lagu haya Ceelqaloow-Maqaayada Carshi.

0618747805 ama 0612535515

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://youtu.be/f1KG9SjEMYs?si=WseoNMnguaomSy9o

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Cunugan waxaa lagu haya labada buundo kala xiriira . +252 61 2881800

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Askar Nisa & kuwo Boliis ah oo jidka dhexdiis isku xabadeyneysa & kala orodka adduunka .

Hoos ka daawo .

https://www.facebook.com/share/v/1AtEkX5DYj/?mibextid=WC7FNe

Sii Gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Macalin Mahdi oo saddex wallaahi ku marey in la so xiri doono Axmed Madoobe ama qof kasta oo waaran maxkamad loo jarey |

https://www.facebook.com/share/v/1Eq7vhXyqk/?mibextid=WC7FNe


Sidee u aragtaa?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Askar agoonyar ah & ciidanka dowlada oo ku dagaalami raba D/Shangaani & G.Koronto oo ka hor yimid amar dowladeed |

Muuqaalka inta ka arag . 🫣👇

https://www.facebook.com/share/v/19X3RiFGK7/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Dagaal ayaa ka dhici raba D/Shangaani muran la xiriira guri la isku heysto

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Cagtii joogsan weysa marbey ceeb la kulmi! Ninkii lugta go'naa ee dadka dhici jirey ee raadintiisa lagu daaley oo ugu dambeyn shabaqa soo galey |

https://www.facebook.com/share/v/18XnmxAWfS/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa isagoo dharka laga bixiyay ninka naagta Iska dhigayay

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Yaa la hor xiri doonaa ma Ina Yustur Aw-Cabdi Haaruun mise Ina Suuba Sabriye Axmed ? Warkii hore war soo dhaaf wallee .

https://www.facebook.com/share/v/1DgcniyWuw/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg :- JL ayaa amartey In si degdeg ah loo soo xiro MW Xasan Sheikh Mohamuud Ina Suuban Sabriye Ahmed, ku dhashay Jalalaqsi.

Xaaladu faraha ayay ka baxdey markan.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ciidanka Haramcad oo amar lagu siiyay iney nolosha ku soo qabtaan Axmed Madoobe & Waaran loo jarey|

https://youtu.be/0ibjjN2R5jw?si=gC0nRr__PkjxFHg0

Sii gudbi .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Askarigii maanta lagu feeray Baarlamaanka asaga oo gudanaya waajibaadkiisa oo isbitaalka la dhigay

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Tan lagama aamusi karo wallaahi . Xildhibaan Firinbi waa nin leh dhaqan mooryaan sidee buu u feeri karaa askari miskiin ah oo amnigiisa sugaya ?

https://www.facebook.com/share/v/1E8pucCyVN/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Hay’ada Nisa ayaa raadineysa ninkan oo qaraxyo soo geliyay Muqdisho . Muwaadinkii arka ha sii gudbiyo hana la xiriiro numbarada hoos ku qoran .

Читать полностью…
Subscribe to a channel