Quus :- Dulmi ka dhacey Suuqa Bakaaraha oo aan laga aamusi karin | Bal arag askarigan u baxsanaya inuu maashka ku dhufto odey waayeel ah |
https://www.facebook.com/share/v/19WrkxpjPd/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Anbad Wiilkaan yar ayaa lagu hayaa ceelasha biyaha magaca hooyadiis waxa uu ku sheegay Luul cabdicasiis kala xariir 616100167
Читать полностью…Degdeg : Saddex qof oo mid dumar tahay ayaa ku dhaawacmey shilkan oo hadda ka dhacey Daarusalaam .
Читать полностью…Ilyaas Gaboose oo maalin ka hor sheegay inuu yahay MW Jubbaland ayaa warar labo geesood ah oo Kismaayo ka imaanaya sheegayaan in uu shir la leeyahay Axmed Madoobe oo maanta isna loo doortey Jubbaland & in Gaboose ay wadeen ciidan kuwa Nisa ah .
Ilo wareedyada Kismaayo ku sugan ayaa tibaaxaya in Gaboose & Axmed kulmayaan balse weli la isla qaadan aragtida ah in ay hor yimaadaan Warbaahinta .
Maxaa fileysaa?
Degdeg: Waa Ciidamo ka tirsan dowladda oo ay qaadeen labo diyaarad kana baxay Muqdisho oo la wareegay deegaanka Raaskambooni ee gobalka Jubbada Hoose.
Dhanka kale Jubbaland ayaa loo doortey madaxweynaha 5-sano ee soo socota.
Walaal waxaa si deg deg ah looga baahanyahay dhiig nuciise yahay 0+, Gabar somaliyeed oo dhiiga baxaysa ayaana loo rabaa.
Fadlan badaabdi oo dhiiga ugu deeq waxaynaku jirtaa Isbitaalka Somali sudanis. Fadlan kala xariir nambakaan 0617883534
Degdeg:- Nin laga jarey/ gooyay madaxa ayaa yaalla Saddexda dabaq dhaadheer ee Daarusalaam.
Waxaa madaxa ninkan laga raadiyay meel kasta balse lama helin hase yeeshe jiq dhexdeed ayaa lagu arkey wiil kale oo dhaawac waxaana loo qaadey isbitaalka .
Telegramka ayaad ka arki kartaa balse waa codsi sii gudbi si qoyskiisa aan u helno.
War degdeg oo gabar & wiil kasta oo Muqdisho jooga saameynaya oo hadda dhacey | Xaalka faraha ayuu ka baxey iska jira arinkan |
https://www.facebook.com/share/v/15e1SL8Lr5/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Manta oo ay taariikhdu tahay 24/11/2024 degmada garasbley gaar ahaan xaafada macaani waxaa nagula dhacay in 2 nin oo tuugo ah ay dhaceen adeeg dukaan oo ay lacag been ah utuureen wiil yar oo dukaanka looga tegay labada nin mid wajigiisa sifiican ayaa loo arkaayaa TAARKADA (M8A941) mootada niicle ayaa lagu qoray Waxana qoray wiil Ka shakiyey mootada mida kle fiiri ninka mootada weday waxa uu leeyahy nin meesha taagna maxaa iiduubee cml lkn ma,oga in CCTV ay duubeysay
Читать полностью…BAAFIN/Ambad: Waxaa la baafinayaa oo naga maqan Cabdifitaax Maxamed Cali Suuleey, Waalidkiis Waxaa ugu wardanbeysay shalay 2:00 duhurnimo, ka dib markii loo diray dugsi quraan ku yaal Degmada Yaaqshiid gaar ahaan Hotel Guuleed .
Waxaan idiin ka codsaneynaa inaad nagu gacan siisaan helida wiilkan ambadka ah.
+252615196348/ +252 61 4388535
Ma jiro musharrax gaar ah oo ay dowladdu si gaar ah u riixayso. Dalka wuxuu diyaar garoow ugu jiraa doorasho qof iyo cod ah.
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, miska wada hadalku weli waa u furan yahay.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga
Degdeg:- Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka & Askar ayaa isku dhex feerey Xarunta Golaha Shacabka .
Dhiig ayaa dhulka hareeyay waxaana caddeeymaha soo dhigney Telegramka .
Degdeg: Wiish ayaa lasoo dumay guri dhismo ka socday oo kuyaala Bulxubey laba qof ayaa dhawaac ku noqotay.
Sida aragto Qofka lagu dul xoonsanyahay ayaa kamid ah .
Hambalyo mudane Abdullahi Salad Yarow oo kamid noqday markale Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.
Abdullahi Salaad oo ah siyaasi waaya arag ah horey waxa uu uga soo mid noqday guddigan, si gaar ahna waxa uu maamulayey doorashadii baarlamaanka xubnaha matalayey Galmudug.
Hambalyo mudane waan hubaa in khibraddaada markale aad dalka uga faa’iideyn doonto.
https://www.facebook.com/share/p/1NskfukGtX/?mibextid=WC7FNe
Asc waxaan u bahanahay dhiig aB+ gabar yar oo qalin galirabto oo ku jirto isbital digfer telka hoyo 0615661595
Читать полностью…Degdeg :- Dhiig A- ah ayaa loo baahan yahay . Wac telkan oo nafta walaalkan badbaadi. 0615840718
Читать полностью…Mootaaleyda degmada Balcad oo sheegay in si xun loola dhaqmay oo baadna laga qaadanayo.
Читать полностью…War Axmed Madoobe hadal kululaa ? Dhimbilo ayaa afkiisa ka baxayay waxbana uma hambeyn RW Xamze & MW Xasan Sheikh-ba |
https://www.facebook.com/share/v/15HEf4FH4v/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Degdeg:- Axmed Madoobe oo noqdey Madaxweynaha Jubbaland . Hadda ayuu hadli rabaa inta ka daawo . https://www.facebook.com/share/v/14NWRnaoRH/?mibextid=WC7FNe
Читать полностью…Meel xasaasi ah ayay mareysa doorashada . Toos inta Iga daawo .
https://www.facebook.com/share/v/14NWRnaoRH/?mibextid=WC7FNe
Qarax Kartoon la soo dhex geliyay ayaa ka dhacey D/Jowhar gaar ahaan Hantiwadaag.
Nasiib wanaag cidna waxba kuma noqon .
Sida warku xaqiijiyay waxaa geeriyoodey Weriyihii hore ee BBC Somali Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad oo ku sugnaa magaalada Hargeysa.
Waxaa aad loogu xasuustaa gudbin qurux badan & nooleyntii Afkeenna Hooyo .
Adigu weligaa ma dhegeystay? Aan u wada duceyno iyadana maanta anfaceyse.
Waxaa gurigiisa ku dhex geeriyoodey Abdirizak Alto oo la sheegay inuu ahaa nin odey ah oo saciim ah .
Marxuumka ayaa la sheegay in kursigii uu ku fadhiyay la baxey kadibna uu madaxa ku dhufsadey dhulka looguna tagey naftii oo ka baxdey .
Wuxuu ahaa xubin katirsan Wasaarada Maaliyada Soomaaliya .
Senator Iftiin Xasan Baasto “Wax kasta oo dhaca lagama yeelayo Axmed Madoobe waxa uu ka wado Kismaayo "
https://www.facebook.com/share/v/15bH5YssSD/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi .