munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Dhawaqa qarax ayaa laga maqli doonaa Muqdisho . Boliisku wuxuu ku sheegay in uu yahay qarax nabadeed . Haddaba qarax nabadadeed ma jiraa ? Maa la dhaho waa mid la fashilinayo ama la dhaho deb-rid.

Bal Iska ogaada

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Kaaraan . Wax ka dhaha darawalka wadey .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xaalka halkaas ayuu maraya .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- 3-qof ayaa ku dhaawacantey shil Bajaaj oo ka dhacey Ceelasha Biyaha.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Meeshaan waa isgooska banadir hortiisa waa ciidamo bolis aha barqo cad gaadiidka raaxada weydiinayaan buuga gaariga goorto buuga gacantoda galena waxaa la leyahay bixi ilmaha canahooda


Sidee wax u jiraan ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Nasiibka ayaa kaa batey ninkan haddii uusan ku qaban ! Maxaa ku dhacey manaxihii loogu cabsida badnaa D.Kaaran xilli uu nin nafta dhaafin rabey?

https://www.facebook.com/share/v/WFEZqDE3t3y3xk9q/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc walalkey munasar dhiig
A- ayaa ubaahanahay gabar aa isbitaal nagataalo bulshada soomaliyed noo weydii
Warda hospital
Wuxuu kuyalaa xamar weyne
Tel:615107315

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Jowhar , Hirshabelle .

Sxb dhibaatada na hayso waa ciyaal xaafada ku nool oo daraagis isticmaala waxaay faristaan hbnkii fiidkii ilaa iyo waa barigii darjiimada noo dhow waxaay isticmaalaan daroogo xalay anigey sidaa I yeeleen habeen ka sii horeysay gabadh dariskeyga beey yeeleen mareey boorarka naga jeexeen iyo maray sidaaa na yeelaan baan mareeynaa hada maamulkii canshuur buu naga qaataa waxbana nooguma qabto saa darteed anaga maba hadli karno waayo waa cabursnhy dhana ciyaalkaa baa naga dhibaateynayo dhan kale hadaa dacwooto cadeenteeda keen baa lagu leyhy waxaan ka sameeyno ma naqaan sxb inan iska xerno qarka u saaranhy

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Saddex gabar & Muqdisho . Ugandha ayay isku badashey magaalada sidee wax u jiraa ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo qalbi jab ah :- Meydka nin waayeel ah oo baangad & waxyeelo badan ay ka muuqdaan jirkiisa oo la soo dhigey Masaajid agtiis & dadkii oo yaaban|

Inta ka daawo xogta .

https://www.facebook.com/share/v/qD66M3VXM7Kiyqp3/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- 3 jug oo xoogan ayaa Muqdisho laga maqley . Waxa ay yihiin Waan hubineynaa .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Waaberi agagaarka Via Liberia waxaa lagu haya gaari laga shakisan yahay . Iska jira .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa masjidka Cumar Tukumbe agagaarkiisa, xaagadduna waa Tookiyo.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Walaalayaal ! Wiilkan Kenya ayaa laga watey Koox magafe-yaal ah ayaana hadda cididisa lacag weydiineysa. Weli ma ka foga xadka Ugandha & Kenya ee qofkii arka hala xiriiro qoyska wiilkan si burcada looga dhigo . Waca telkan +254726064213 ama 0726064213

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Labo carruur ah oo u dhashey Syria ayaa ka soo dhacey dabaq dheer oo ku ag yaalla maqaayada Karmel.

Xaalad miir daboolan ah ayaa lagu qaadey . Waalidoow la socda ubadkiina.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Meydka Xildhibaan Yuusuf oo kamid ah ahaa baarlamanka Kenya ayaa laga helay Wajeer .

Muddo ayaa la la’aa

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ciidanka dowlada ayaa hub tijaabsanaya dhawaqa aad ka maqasheen Xamar waa intaas.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Birmade Xasan Sheikh oo mamnuucey in la baado shacabka Muqdisho & diiwaangelintii lagu rabey in lagu qaato $10 . Sidee u aragtaa go'aanka MW-naha.

https://www.facebook.com/share/v/c5ALzRJjYWPQj8dq/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Quus:- Sarkaal Aroos cusub ahaa oo xaaskiisa horteed lagu tooktey laguna dhuftey 5 baalooto | Sidee wax u dhaceeyn maxaase loo diley ninkan ?

https://www.facebook.com/share/v/Z2vjkhx6VifAAnzc/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Toos ayaa loo dhacaya ma aragtaan labadan nin oo Masjidka ka yimid ? Muqdisho xaalkeedu meel quus ayuu maraya Aawey Nisa mise iyagaaba dhacaya ?

https://www.facebook.com/share/v/qjjjdotSVYxJnft2/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wiilkan ciddiisa aad ayay u la’dahay waa lumey ee ciddii aragta hala xiriirto qoyskiisa Ok laga helo .

0615181869
0613710085

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhiiga AB- ubaahanay Qofka isbitaal ayuu yaalaa waana garaab Labarkiisa 0617501771

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Guriga miyaa hadana la iskugu soo galaa ? Wuxuu leeyahay bixi lacag xoog ah qof isagiiba aan quraacan wallee ma dheera marka madaxa la isku dhufan doono.

https://www.facebook.com/share/v/kdXdpwWMd5TgXr29/?mibextid=WC7FNe


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Meydka oo qaab loo qaado la la’yahay Ila Arka . Bani’aadanku inta nooshahay ayay laabta ku gashanayaan markaa dhimato sidaan baa kugu dhaceysa .

Isla weynida Iska daaya dadoow rabbina adeeca.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

#BAAFIN waxaa Naga maqan maxamed cali ciise ilaa 2 malmood ayaa la nahay jamacad ayaa ku Ogden ilaa ii hadda nolol ii geeei midna kuma hayno ee wallaha sharafta badan waxaa ka codsanena inee nala raadiyaan maxamed dagan afgoye

Taleefan nombar

0615799197

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa ku dhacey nin shukaansi dheer ku jirey oo bannaanka fadhiyay & burcad u gaatanteey | Wallee Muqdisho looguma talagelin qof Biikoow-Biikoow ah |

https://www.facebook.com/share/v/5g1J7Du9fHADReu5/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Halistan ila arka ! Ninka khamiiska xiran fiiriya wuxuu sameyn doono gaariga ayuu geli doonaa waa hade gaari uusan isagu lahayn .


Goobtu waa Dharkenlay Mootada uu ka soo degay lambrka A11603

Cidii aragtaa ninkan ha wacdo +252 61 6574495

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Suuq bocole oo maanta arin yaab leh ay ka dhacdey . Labo Nin oo mindi nafta iskaga qaadi rabey . Arag Muuqaalka .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Nin nabadsugid ah balse isku arka inuu yahay Sanjey Dutt-ka India oo kale ayaa halkan Makaaroof dhafoorka ka saaraya muwaadin dalkiisa jooga |

https://www.facebook.com/share/v/YD5BUCzxyPbfiN7q/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc wll munasar leesinkaan iga dhumey ibaafi telkaeygi waakan 0615200202

Читать полностью…
Subscribe to a channel