Degdeg:- Hooyo uur leh ayay xabad ku dhacdey kadib markii goob MCH ah oo Kaxda ku taalla lagu xabadeeyay .
MCH kan ayaa lagu magacaaba Iftin wuxuuna ku yaalla Waaxda 3-Aad ee Kaxda .
Labo nin oo qoryo ka xadey xero ciidan ayaa la qabtey .
Waa dhabarka dambe Isbitaalka Madiino .
Kadib markii Luuqa igala soo hadleen waalidiin kuwa I dhaley aan waxba doorin, hooyooyin, aabayaal & dhalinyaro muxsiniin ah waxaan aqbaley taladoodi ahayd inaan halkeedi ka sii wadno baafinta.
Mahadsanidiin.
Baafinta ugu horeysa waa tan.
Asc walalow wikaas ayaa iga maqan shalay ayaa la wayey codsi ii baafi waxaa ladhahaa khaalid xasan maxamed adan haraa kaxda ayukaso lumay telka waa 615626255 ama 615611773 codsi codsi iibaafi
Fariin Muhiim ah. Haddii gabar aad dhashey ama wax u tahay ay ku maqan tahay dalka Masar ogoow waxaa uu gaari Truck ah diley gabar Soomaali ah oo ciddeeda aan la aqoon .
Gabadhan oo da’ahaan aad u weyneen ayaad ka arki karta barteenna kale si ugu yaraan aad qoyskeeda u aqoonsano. Sii gudbi sababna u noqo helida qoyska Soomaaliyeed ee gabadhan dhaley.
Degdeg halooga gaaro meydad & dhaawac yalla ka soo horjeedka Dekeda Muqdisho .
Gawaarida Ambalaasta haloo diro qof yaqaana haddii uu jiro ha u waco si dadkaas loo badbaadiyo.
Arin murugteeda leh ayaa ka dhacdey .
Xabad wiifto ah ayaa gurigeeda ugu taktay gabar degen D/Dharkenlay . Xabadii ayaa maskaxda ka fadhisa walaasheen iyadiina koomo ayay ku jirtaa .
U duceeya.
Wiilkan aya nagaaqan walaal munasar waxa ladhaha xabdi malik waxa nagala soo xiriiri karta 615825704 ama 0615595415
Читать полностью…Ninkan oo jooga ka dhacey maqribkii illaa & hadda ayaan la garan la’yahay inuu dhintey & inuu nool yahay . Wuxuu yaalla D/Xamarjajab gaar ahaan Israaca. Aawey laamaha amniga ma oga miyaa ?
Читать полностью…Maanta kadib ima dhihi kartid Munasaroow kama hadashid hormarka Muqdisho ka jira | Arin dad badan ay u dhinteen oo aan ka cabsan jirey oo xal loo helay | Hadda ayaan xamar imaan kara.
https://www.facebook.com/share/v/nB98C4EDR3nBfwPQ/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Muqdisho:- Sidan dhaqsada leh ayaad u dhiman kartaa! Nin qurbaha ka yimid oo hal second u jirsadey in la dilo bal arag dulmiga laga galayo ninkan|
https://www.facebook.com/share/v/vNMVZjTr72iweMxa/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi .
Nin u socdey qaarijinta dumarka & dhallaanka Saraakiisha oo la qabtey & Halkii laga soo tuurey Hoobiyayaasha oo loogu tagey wax la aqoon la'yahay|
https://www.facebook.com/share/v/iMbzGJ1QGRcWtDir/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Muqaalka goobta ay hoobiyayaasha ku dhaceen | Gudaha Xalane oo Gubaneysa.
https://www.facebook.com/share/v/XNYRLeYE33cXPRnY/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Degdeg:- Isgooska zoobe waxaa ka dhacay shil gaari .
Gaari Amisom leedahay ayaa ku dhacey mid qof shacab ah uu watey .
Degdeg:- Ardey ka xanaaqdey macalinkooda oo la burin rabo ayaa xiratey iskuul ku yaalla D/Xamarjajab kaas oo ay gacan ku heyntiisi oo dhan la wareegeen.
Читать полностью…Alle ayaa mahadsan waxaan Wadajir ugu guuleeysanay in la helo gabadhan walaasheen ah ehelkeeda. Saaxibada Telegramka ku xiran idinka ayaa Sabab u ah oo sii gudbi yay . Yaan illaawin kuwa Facebook si aysan inooga xanaaqin iyagana dhankooda Alle ajarka haka gaarsiiyo .
Читать полностью…Waa murug waxa ka dhacey D/ Xamarjajab . Xaaladan darteed ayay ku naf waayeen .
https://www.facebook.com/share/v/PeoCaDLisZg9bUxw/?mibextid=WC7FNe
Gaarsii ehelkooda .
Maxaa ka socda Dekeda Muqdisho oo gebi ahaan la xirey maanta & Maxayse yihiin markabka hub sida ee la sugayo?
https://www.facebook.com/share/v/huNydhcdRSsNfZc1/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Waa shil ka dhacay laamiyaraha soobe waa baabuur xamuul ah oo fariin goostay oo gaari ambalaas ku dhcy lkn qof waxba kuma noqon
Читать полностью…Maxaa kala qabsadey ninkan oo hadda dhacayay qof shacab ah & ciidanka Nisa | Wuxuu ka sheekeeyay qaabka aad ku badbaadi karto |
https://www.facebook.com/share/v/WwSY4yuPUpMf4T3o/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Asc walalayal i caawiya walashay oo fool ah aya qalin gali rabto waxana loo bahan yahay dhiig degdeg ah nuuca dhiiga waa A- isbitalka banadir ilah dartiis nagu caawi wll Tel. 061 5999952
Читать полностью…Baaris:- Arin dhib ku ah dadka Muqdisho balse aysan awoodin iney ka hadlaan oo maanta aan tooshka ku ifineyno | Caddeeymo qarsoon & kuwo muqda.
https://www.facebook.com/share/v/dRV8inu9M5cr7pcA/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Wad degdeg ah oo quus ah. Indhahaaga ku arag waxa ku dhacay Qofkan.
https://www.facebook.com/share/v/RNYd1aYHZfNYP6pB/?mibextid=WC7FNe
Sidaan xal ma aha walaaahi .
Maxaad sameeyn lahayd haddii aad saarnaan lahayd? Waa shil hadda ka dhacey Ceelasha-Biyaha.
Читать полностью…Degdeg :- Xaafadaha xiga Airportka ayaa la warinayaa in dhowr Hoobiye ay ku dhaceen . Waxaa aad u yeeraya raadeerka garoonka ee ka diga hoobiyaaasha.
Читать полностью…saaxiibayaal geelaan saan urafaadsan waxaa dilay kuwii waday oo sabab u ahaa wuuna dhintay meesha waa suuqa xoolaha gaar ahaan xaafada carto iyo inta udhaxeeso ceelka shiiq muuse ee dowladane lawadaaga si dadka uusan dhib ugaarsiin intuusan qurmin xalay ilaa hada uu meesha yaalaa
Читать полностью…