munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Macalin Mahdi oo su'aal uusan fileynin looga naxsdey & digniin toos ah oo uu direy|

https://www.facebook.com/share/v/z2x9w43UfNbQoR7F/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaan gacanta ku haayaa wiil yar oo soo lumey magaciisa c.naasir lagu magacaabo balse garanyn magaca aaabahiis siduu sheegaa waxa deganhy ayuu yiri degmada shibis foornada buufow wxu kalo sheegey in ilmo oow soo raace ay ka dhuunteen gacanta ayaa ku haayaa plz nala wadaaga xfdaaas
0617007323

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Meeshaan kawaran ? Wallee xamar shiid xun ayaa ka jira ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa kala qabsadey nin AS ah ah oo ku guda jirey qaadashada cashirka 1-Aad ee madax jebinta & Hooyadii uu dili rabey balse sida yaab ka ah isku badbaadisey ?

https://www.facebook.com/share/v/V8UqXj3DiTwFmLsf/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qofka adeerkan yaqaana haloo sheego in loo haayo alaabtiisa oo ah documents ka lumey. Ha wacaan telkan 0619507222

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa Xaalada Tarabuunka ee Caawa . Jaamka adduunka ayaa ka jira . Sidaan waa la’aanta hannaanka wado marista oo caasimada ka jirin.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asad muqtaar Cumar
11jir
Dharkenley xafada showriga
Saaka guriga ugu war danbeysay
Wuxuu wataa funaanad madow iyo surwaal jemis ah cidii aragto 0616261002
0615603107
0611698976

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Xabado badan ayaa ka dhacaya D/ Dharkenlay gaar ahaan Saldhiga dhankiisa.

Sidoo kale ammaanka degmada ayaa faraha ka baxey habeen kastana dad ayaa lagu dhacayaa.

Arinta yaabka leh ayaa ah in Taliyaha Saldhiga Liibaan Shidane uu galabkii meesha lagu gaaro uu xaroodo isagoo ka baqaya in Mobile ka laga dhaco . Sidoo kale maanta wuxuu weerarey dad shacab ah oo xaley iyaga laga dhacey Mobile bedelka tuugada intuu soo qaban lahaa .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Aabe 65 Jir ah oo markale dadka oo arkaya lix xabadood lagu diley & Wadnaweynayaasha shacabka ah oo ku dhiiran waayay iney caawiyaan marxuumka oo dhahayay iqaada|

https://www.facebook.com/share/v/pCsteB8f9MrX6agh/?mibextid=WC7FNe


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc wll munasar gabar fuul ah o ku jirto isbitalka zamzam celasha biyaha aya ubahan dhiig nuceyso yahay

B-
KAla xariir 615328111 una weydii walalaha muxsininta ah

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Warbixintan eega https://www.facebook.com/share/v/JipBS4ab84GpSRN4/?mibextid=oFDknk

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Walaalkaan aad aragtaan waxaa lagu diley D/Cadale . Waxaa Sidoo kale dhaawac ah sida sawirka ka aragtaan xaaskiisa.

Rag hubeysan ayaa ku weerarey aqalkooda kadibna diley ninkan.

Kiiskan Weli caddaalad looma helin .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Sxb sare Munasarow wll maam xanuunsan ookujirta digfeer ubaahan dhiiga deg deg ah noocisanuyahay 0+ 0618402822

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Sxb sare munasarow wiil xanuun san oo ku jira isbitaalka digfeer ayaa si dag dag ah ugu baahan dhiig B+ nambarkaas halagala xiriiri walshii ayaa wadata cidii dhiig sadaqeysan karta 0618774443

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaal hadda ah & Askar si toos ah u baaraneysa dhalinyaro gurigooda hortiisa fadhiyay | Wejiyadooda ayaa toos loo arkayaa |

https://www.facebook.com/share/v/Lw2zkrW81WLA6F4d/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi si loo qabto.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War degdeg ah :- Diyaarad Militeri oo Muqdisho ku burburtey, Khasaare ka dhashey & Muwaadiniin Soomaali ah halis ay gashey naftooda .

https://www.facebook.com/share/v/w8pqoYHnAhB9PwBG/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qofkii arko ha soo sheego

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg :- Isgoyska Banaadir shil gaari ayaa ka dhacey . Halkan ugu imaaw wixii dhaco yar & weynba.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa sawirka Xildhibaan Sareedo oo lagu ciilciilayo garoonka Muqdisho kadib markii loo diidey iney u safarto M.Baydhabo.

Xildhibaanada oo askariga boliiska ah ee amran u sheegeysa iney tahay xildhibaanad xasaanad leh ayaa Isagana leh waa kuu keligaa sida lagu micneyn karo sawirkan.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qofka adeerkan yaqaana haloo sheego in loo haayo alaabtiisa oo ah documents ka lumey. Ha wacaan telkan 0619507222

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Nin reer Muqdisho ah ayaa ku dhex dhintey xerada qaxootiga Ifiyo ee dalka Kenya . Ciddiisa lama garanaayo sidaas darteed (Telegramka ) fiiri kadibna sabab u noqo inaan ciddiisa helno adiga oo fariintan qeyriga ah ku darsatid Misaankaaga aaqiro.

Intaas haddii aadan awoodin hore uga gudub kuma quseyso. Mahadsanidiin.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Bam Gacmeed ayaa lagu weerarey ciidanka boliis Militaar oo ku sugnaa degmada Kaxda waaxda Cumar Fiyaasko.

Labo askari ayaa dhaawac ah oo goobta laga qaadey .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Aabe 65 Jir ah oo markale dadka oo arkaya lix xabadood lagu diley & Wadnaweynayaasha shacabka ah oo ku dhiiran waayay iney caawiyaan marxuumka oo dhahayay iqaada|

https://www.facebook.com/share/v/pCsteB8f9MrX6agh/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa Askariga lagu dhex tooktey shacabka oo arkaya . Shacabka waa in Tałaab laga qaado sidee u aamusaan Marka Askari lagu hor dilo una qeyliyaan Marka askarigu uu hortood wax ku dilo .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muqdisho :- Shacab fuleeyo ah oo hortooda lagu tooktey askari iyaga u shaqeeynayay kadibna indhaha ka eegtey qaatilka AS-ka ah oo ku horbaxsadey!

https://www.facebook.com/share/v/QGNfzdbtTCurJSuN/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.ww

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Isgoyska Mirinaayo ayuu Shilkan ka dhacey .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Nin Muqdisho ku dhex watey boorso ay ka buuxdo Hal Million oo dollar oo la qabtey isagoo Bajaaj saaran & Askarigii qabtey ee diidey $10K oo laaluush ah oo arin yaab leh kala kulmey Hay'ada CID-da.

https://www.facebook.com/share/v/YKoZdv4GZaHyBh11/?mibextid=WC7FNe


Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Siid Ali dilaaga oo muuqaal sir ah laga duubey isagoo oynaya . https://youtu.be/c6F1ft7d3Hw?si=QanXyGUYY61bcO8C

Maxaa kuu geystay

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Beesha Xawaadle meey ninkan dadka ka qabtaan? Nin xaaskiisa gubey ayuu 70K darteed ula saftey wuxuuna ka hiilinayaa gabadhuu Sodoga u ahaa! Gunnimo weyn.

https://www.facebook.com/share/v/tRmmTqz2xLoB1ZTf/?mibextid=WC7FNe


Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Gaari qarax looga shakisinyahay ayaa yaalla agagaarka barkontrolka Sayidka.

Halkaas haddii aad u socoto Iska illaali laandheere yaadan ku dambeynin Telegaramkee.

Читать полностью…
Subscribe to a channel