munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Yaa hor taagan ? https://www.facebook.com/share/v/iWkF6SMWp1i8vRpx/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Saaxib wiilka yarka oo hadal aqoon lagu haaya suuqa xamar weyne dhinaca al hindi. 252619158150 ama 252618885556

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Kaxda Albiri ayaa lagu haya . Wać telkan 0615811190

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Hooyadan waxay tuftey dhiig xinjiro ah sidii ay u garaacayeen askar Nisa ah oo ay sheektay inuu ku dalbadey Taliye Warbac |

https://www.facebook.com/share/v/BJSFdUpGndaMzSTk/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi u hiili xaqa.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Suheeb Xasan Maxamed
Degmada Yaaqshiid xaafada juungal

Saakay afar saac ilaa hada lama haayo

Number kaan halaguso xiro= 0616862368 ama
0615958386

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ninkan oo dhimirka ka xanuunsan , gaajana naf la ah ayaa fadhiya ka soo horjeedka Masaajidka Cabdirashiid Cali Sharmaarke ee degmada Hodan.

U sheega qoyskiisa .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Leysiinkan qofkii arko ha waco walaalkan 0615629110

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc wr wbrkt munasar waxaan u baahannahay dhiigga " O- ", wiil ayaa innooga jira isbitaal digfeer dhiigga noocaas ah inaan keenno nagal rabaa... lanbarkaas hanagala soo xariiro qofkii dhiigga inoo shubaya... 0616670348

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc wall munasar gabadhaan ayaan naga maqan mudo 3 maalmood Waxaan ubahanahay 𝗜𝗻𝗮ad Garab nagisiisid haday macquultahay 615190403

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Isug ha seexanin! Wiilkaan waxaa loo diley qaabkii itoobyaanka ay dadka nafta u dhaafin jireen 2006-dii oo kale |

https://www.facebook.com/share/v/pUansRXzGNx5MpPx/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi si loo qabto qaatilka.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaal quus ah " Maanta waa ii murug, walaalkeey ayaa la tooktey ilinta iga socota waa murugta i heysa ! Gabar la aamusin waayay markii la diley walaalkeed.

https://www.facebook.com/share/v/wczLxKHdkBJstZZ6/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Wiil dhalinyaro ah ayaa hadda lagu dhaawacey degmada Wadajir . Askari ciidanka dowlada katirsan ayaa cajarka uga dhuftey baalooto.

Sida muuqata halbowle ayay uga sii gudubtey aad ayuuna ugu qeylinayay icaawiya. Qoyskiisa ma oge u sheega in ay tagaan isbitaalka Wadajir

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Isgoyska Xoosh waa la xirey . Gaari qarax looga shakiyay ayaa yaalla . Ha isku aadina walaalaha aan jeclahayoow.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Shil naxdin leh ayaa ka dhacey Ceeltubaweyne. Mid dhaawac culus oo dhanka maskaxda ah ayaa gaarey halka kan kale madaxa qeyb kamid ah uu dhaawac ka gaarey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Si fiican u fiiri sawirka 2-Aad . Waa hooyo ka soo laalaada geed weyn oo ay nafta iskaga qaadey. Sabab yaab leh ayay isku dishey inta ka Ogoow . https://www.facebook.com/share/v/qmqmHYFhMHFRma4p/?mibextid=WC7FNe

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Munasar aboowe gabadhan lanahay waxay ka soo luntey isgooska xamar xajajab isgooska ceela gaabta magaceeda oo dhameystiran waa naciimo cabdinaasir shariif jamaludiin lambarka hooyada 0617655442 ama 0612646220 mahadsanid noo baafi please

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxay dagaalamen Nin kale oo baangad wata waxaana laga gooyay gacan dhan .

Baangadii ayuu uga dhuftey waxaana ruf ka dhahdey hal gacan . Digniin qof baangad wata haddii uu ku soo weeraro ka carar geesinimo ma aha inaa u istaagto. Falku wuxuu ka dhacey Muqdisho .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maamulka Degmada dayniile ayaa ciyaartoyda sanadkaan metelaysa Degmada Dayniile usameeyay kulan dhiiragelin ah.

Gudoomiye Kuxigeenka amniga Ali Abdi Faarah oo ka wakiil Gudoomiyaha Degmada ayaa ciyaartoyda ubalan qaaday in lagu abaal marin doono $10,000 hadii eey kasoo baxaan Group-yada.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa Aabe la dhacey oo cabanaya ahna Nin dulman

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa kala qabsadey Wiil geesi ah & askari dhici rabey ? " Haddii aan ku dilo kawaran, wiilka yar ayaa isna yiri adna shuutaa ku dilaya" Afkiisu isku furtey geesi.

https://www.facebook.com/share/v/DTjpMLZ6NPkZsSnX/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Iska jir ! Nin cuduro gudbinaya dadkana ku mudaya Cirbad oo Muqdisho soo galey & wiil uu ku mudey oo hadda ku jira xaalad quus ah |

https://www.facebook.com/share/v/fAmS6B8rkCfYVush/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi si loo qabto.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa wiil la la’yahay oo madaxa looga jiro . Ciddii aragta ha wacdo. 0618361464 ama 0615 326776

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xly saqdii dhax ayuu dhintay wuxuu ku dhintay dagmad waberi gar ahaan lamiga via laberiya

Sidaas ayay dad keeni silac ugu dhimanayaan cid ka warqabtana malaha .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wiilkan yar ayaa la la’yahay saaka illaa & hadda . Wuxuu ka lumey Suuq bacaad xaafada Tookiyo.

Ciddii aragta ha wacdo 0615908945 ama 0616574931

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc wll waxa nagama maqan Cunug yar da'diisu tahay 6jir wxa uuna lumay Sakay 10:00 Am Magaciisu waa Cabdisalaan Cabdirisaaq Maxamuud Numberka laga helikaro 0613717104 ama 0616161840 wll nagu caawi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Feejignaaw :- Gaari qarax sida oo labo habeen ka hor aan xogtiisa u direy laamaha amniga balse laga gaabiyay oo hadda qorsheynaya inuu galo xarun caan ah |

https://www.facebook.com/share/v/D6PGTVxN337rKcAB/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa kuwaan raga tooktey marxuum Mahad | Idinka ayaa sabab u ah in la soo qabto oo sii gudbiyay| Caddaladu ha guulleysato| Jidka iga leexo in la isku dilo waa quus.

Inta ka daawo . 👀 https://www.facebook.com/share/v/ykGiiorcb1gdxR3M/?mibextid=WC7FNe

Sharciga 🫡

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Quus:- Meydka wiil labo xabadood looga dhuftey feeraha oo jidka dhexyalla | Waxaa loo diley keliya jidka ii banneey |

https://www.facebook.com/share/v/E8rm5dqdEqvfoSLg/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi oo gaarsii ehelkiisa.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gabadhaas waxaa dardarey gaariga Cabdibilaha ah . Goobtu waa inta u dhaxeysa Fagax Sanaa.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ninkan waxaa sidaan u galey Ciidanka Nisa ee degmada Kaaraan . Arinta yaabka leh ayaa ah iney garaaceen illaa uu miyir daboolmo kadibna ay diideen in xittaa biyo afka loogu dhibciyo.

Ninkan ayaa Xaalad halis ah ku jira . Halaga gaaro . Saldhiga degmada Kaaraan hortiis ayuu yaalla .

Читать полностью…
Subscribe to a channel