Waa qalad & ceeb ku dhaceysa DF iney ka aamuso guulaha Puntland ee ka dhanka ah Arga*sada | Sheekadii Tiktok ee Hawiye & Daarood ayaa lala yimid siyaasadii|
https://www.facebook.com/share/v/1ADUzk7Ght/?mibextid=wwXIfr
Sii gubdi
Wuxuu ka dhacey Tabeelaha & inta u dhaxeysa Sarkuusta. Wadihii waxaa loola cararey isbitaalka .
Читать полностью…Istaag daawade:- Ninkan si xun ayaa nafta loo dhaafiyay isagoo CXD ah | Qoyskiisa waa loo awood sheektey dilaagiina waa la fakiyay ee codkaaga ma ugu hiilin kartaa?
https://www.facebook.com/share/v/18vig2mNUg/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Wakaas wiilka waa 9 jir bil iyo bar maqan wuxuu dagan yahay yaaqshid gaar ahaan tawfiiq. Lambarka 0615568680 ama 0619088308
Читать полностью…Dhacdo yaab leh :- Nin iska dhigi jirey Dhoos / Dabaal balse ahaa qaatilka ugu qatarta badan ee AS u qaabilsanaa qaarijinta oo la qabtey markii uu gabar ku dayay
https://www.facebook.com/share/v/19i2VecvRi/?mibextid=wwXIfr
Isaga keligiis oo toos u hadlayana inta ka daawo . https://youtu.be/Q5DzttclcVo?si=23CUZXkCDV70exwc
Sii gudbi
Degdeg:- Qarax ayaa ka dhacey Afgooye . Waxaa ku dhaawcamey hal nin oo askari ah .
Suuqa jaadka ayuu ka dhacey Afgooye.
Sidaan waa dulmi & qalbi jab :- Dhalinyaro, Waayeel & dumarba in jidka la fadhiisiyo muuqaalana laga duubto waa gumeysi dadban | Ma in dalka laga cararaa la rabaa?
https://www.facebook.com/share/v/18Vnm7Tsz6/?mibextid=wwXIfr
Sii gubdbi
Degdeg:- Gaari ayaa ku fariin goostey Madiino , Wadajir . Wuxuu dhex galey goon dad fadhiyeen.
Читать полностью…Haye ma soo kacdey? Ma aragtaa walaalkan xaqdaro ayaa nafta loo dhaafiyay| Guriga Taliye Shub gadaashiis ayuu fadhiyay markii la toganayay |
https://www.facebook.com/share/v/1HSyWj9iYT/?mibextid=wwXIfr
Ila gudbi si loo qabto qaatilka.
Lix nin oo midba kan kale ka naxariis daran yahay oo qaab yaab leh loo qabtey | Sidee qolkooda loogu tagey markii ay dhac geysteen kadib ?
https://www.facebook.com/share/v/1QqiRAh5KG/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Ciroole & dhalinyaraba ma badbaadayaan | Waxaa hadda si quus ah nafta loo dhaafiyay Aabe waayeel ah qaabkan aan kaaga digayo |
https://www.facebook.com/share/v/19jHXmHxMf/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi si loo qabto .
Dhiig nuuciisu yahay A+ ayaa loo rabaa walaalkaas. Si degdeg ah u gaar isbitaalka Digfeer ama wac telkan . 619582613
Читать полностью…Ciyaal weero ayaa la sheegay in sidaan ay u galeen sida aan ka xiganey dadkii caawinayay .
Читать полностью…War degdeg ah :- Rag xirxirayay qarax ay berito rabeen iney ku beegsadaan shacab aan waxba galabsan oo qolkoodii ku dhex basbeelay | Caddeeymo |
https://www.facebook.com/share/v/1DY1WDvK8T/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Dhawaqa Qarax xoogan ayaa laga maqley Ceelasha Biyaha .
Dadka maqley ayaa sheegaya in dhulku la ruxmey.
Manasar sxb waan kusalaamay
Nio waxaan kaa rabaa gabadhaan aan maanta dhan haynay wayna xanuunsantahay waana carab kaja' ceelasha biyaha lagu hayaaa
0615042203/0610505525
Degdeg: gaari weyn oo break goostey ayaa dhex galey guri ku yaalla D/ Xamarjajab . Haweeney ayaa dhaawac ah
Читать полностью…Munasar wiilka yarka naga dhumanay mana hadlay funanad cad ayuu watay wllw nala baafi 612334455
Читать полностью…Soomaali iyada cadoow isku ah caddeynta waa tan | Bal ila arka wiilkan ay Mr Beast & Elon Mask ka yaaabeen xirfadiisa & sida uu soomali ka dhex yahay |.
https://www.facebook.com/share/v/1F6Ey6aq9a/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Xaalad Deg Deg Ah
Nooca Dhiiga Waa ( O-🩸).
Bukaanka Waa ( Qaliin ).
Nooca Bukaanka Waa ( Female). ( Dumar ).
Isbitaalka Waa (Aadan Cabdulle Hospital).
Magaalada ( Mogadisho ).
Namabarkan Igala Soo Xiriira-0618307270.
Cid Alaala Cidii Dhiigaas Heyso Hanaga Caawiyaan.
Mahadsanidiin.👏
Fadlan ka qeyb qaado afurinta Walaal kaaga baahan . Xildhibaan Yuusuf Xeyle oo aamin ah ayaa maamulaya sadaqadana kuu bixinaya .
Numbarada sawirada ku dhex qoran ku dir
Waxaa naga maqan wiil 9sano jir waxaa ladhaha ascad abdirizak salaad wxuu kasoo lumay degmda warta nabada
Tel:0615525931
0615107980
0615930609
Birmade oo beedkii culimada galey | Xittaa carruurtiisi waa la inkaarey | Dadkii tufta loo doonan jirey habaarkooda ma soo noqdo haddii aan la cafis weydiisan |
https://www.facebook.com/share/v/15DuUjaMnP/?mibextid=wwXIfr
https://youtu.be/-V2cY7pec2o?si=DnMj4wfjONM1aFCP
Sii gudbi
Dalka South Afrika ayaa lagu dhaawacey dhalinyaro Soomaaliyeed .
Koox tuugo ah oo lacag bile ah u rabta in la siiyo ayaa weerarkan geystay.
Dhalinyarta Soomaaliyeed ayaa dhab ahaantii dhibaato weyn kala kulmaya dalka Koofur Afrika .
Degdeg :- Saddex nin oo midiyo wata ayaa hadda gabar uga qaatay mobile halka loo yaqaano State-ka Bannaana ee degmada Daarusalaam .
Hala Iska jiro .