Mobile kaas qofka qaatayoow dib ugu celi. Qofkii lahaa ayaa codsanaya in ninkan qofkii aqoonsada uu la soo xiriiro.
Qofka leh telkan kala xiriir WhatsApp ka +92 335 4880326
Qalbi Jab:- Qarax ayaa qaarka dambe uga dhacey waana hooyo aan wax ilmo ah dhalin | U hiili oo dhibkeeda gudbi si xaga Alle lagaaga ixsaan falo mar aad liidato |
https://www.facebook.com/share/v/19Xq6qjETM/?mibextid=wwXIfr
Dhacdo quus ah :- Wiilal da'yar ah oo dadka hortood lagu tooktey & shacab careysan oo sameeyay arin weligeed aan horey u dhicin |
https://www.facebook.com/share/v/1ABhA97xwf/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Aqoosigaas ayaa iiga lumay inta u dhaxeyso laanta Socdaalka ilaa xeebto inta u dhaxeyso marka in aad telgraamka iigu baahisaa rabaa waa Codsi Nambar-kaan 0614778858 ayaa leyga heli karaa.
Читать полностью…Asc walaal munasar gabar walashey ah baa isbitaal kalkaal cawa lagu qalaya ilmihii ku dhax medeen si iyada lo bad baadshp
Plz Dhiiga A- ah rabna nagu cawi walaal cidii nagu sadaqeysaneyso
0616339640
Degdeg:- War kale oo ka soo baxey dhulkii Imaamu Shaafici ee rag ganacsato ah ay boobayeen| Maxaase kala qabsadey shacab careysan & kuwii dhismaha wadey?
https://www.facebook.com/share/v/1DuofDPXiw/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Wll Munasar waxan Muhim u ahay Dhiiga A- Maamo Habar Yarteyda Ah aya U Bahan Isbital Digfeer ayaan Ku Jiraa
+252618578572
Yaab:- Dowlad gaajeesan ayaan dhihi karnaa tan ! Maantana waxaa la iibsadey dhulkii Iskuulka Imaamu Shaafici & wadadii dadweynaha | Saan waa ceeb .
https://www.facebook.com/share/v/19cdMXmDeX/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
ABUKAR MAXAMED SACIID
22jir
0619901199
0615422842
Waa wiil maskaxda looga jiro wuxuu kasoo lumay deegaanka ceelasha biyah
Askarigas mooto faycon ayaa ku dhacday weyna fakatay mootada. Shilka wuxuu kadhacay ispitalka deyfaa hortiisa
Читать полностью…Dhacdadii ugu xanuunka badnayd ! Askar qaran kana soo jeeda G/ Hiiraan oo si quus ah nafta loo dhaafiyay lagana duubey muuqaal | War sidaan xal ma aha .
https://www.facebook.com/share/v/1EgJ49tpze/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Guri ayaa ku guban raba Suuqbacaad Hormuud agteeda. Qiic & deb ayaa ka soo baxey dadkana waa soo carareen
Читать полностью…Degdeg:- Buulo-Maaxaay deb ka bilowdey qashin ayaa ku faafay guryo aaga ku yaalla . Dadka ayaa codsanaya deb demis degdeg ah
Читать полностью…https://www.facebook.com/share/12AM9Zz7AbR/
Bagkaas halagu xirmo bage Ka hadla qayraadka dabiiciga dalka iyo isbedelka Cimilida food security Museshow podcast Halaga faaidesto
Degdeg:- Aaga Siinka dheer dagaal ayaa dhexmarey askar CDF katirsan.
Khasaare ayaa jira .
Asc munasar sxp waxaan sidegdeg ah ugu baahanahy dhiig noociisu yahay AB+ hooyo ayaa dhiig ubaahan sidegdeg ah Dalmar hospital kuyaala magaalada Muqdisho gaar ahaan Zope number
0613517932
Bal aan caawino
hospital banadir’ gabar jiifta ayaa degdeg ugu baahan dhiig B+
Ka wac
618724887
617063649
MW Xasan Soomaali heshiis ah waxa uu ku badaley Soomaali isruugeysa. Sidee u aragtaa?
https://www.facebook.com/share/v/1F6YJ4wFnT/?mibextid=wwXIfr
Soo gudbi
Degdeg:- Shil ayaa hadda ka dhacay tabeelaha sh ibraahim mooto seddex lugaleyda qudaarta qaado ayaa ninkaan dulmartay
Читать полностью…Degdeg:- Muuse Maxamed Xasan ayaa loo magacaabey taliyaha cusub ee taliska ciidanka Taraafikada ee boliiska Soomaaliyeed halka ku xigeenka loo magacaabey Najiib Cabdi Abiib (Najiib Carab ).
Hambalyo ayaan leeyahay saaxibada xilalka loo magacaabey.
Degdeg:- Shilkan ayaa hadda Ka dhacey inta u dhaxeysa Bar ismacil iyo Bundo carbis
Читать полностью…Kenya :- 4 qof ayaa ka soo dhacdey goob dhismo uu ka socdey . Hal qof ayaa ku dhintey .
Читать полностью…Gabar si xun loo silciyay aadna u qurux badnayd ayaa gaari laga soo tuurey Black Sea gaar ahaan Cali Shire . Dharkeeda ayaa kor & hoosba ka jeexnaa.
Dumarka quruxda badan ama shidan amaba yeysan shidnaanine waxaa qaarkood lagu imtixaaney iney shilka dalaq ka dhahaan gaari aysan aqoon ninka wata balse mararka badankii ay kala kulmaan dhibaato weyn sida gabadhan ku dhacdey.
Jooji gabareey gaari raacan & hantidaan maguurtada ah ee aad dhex dhigeyso gaari rag aadan aqoon ku jiraan .
Waxa qabsadey ragan malaha erey lagu qeexo ! Waa quus & xaalad sababi kartey iney naftooda u waayaan si sahlan | Iga caawiya sidii loo soo qaban lahaa.
https://www.facebook.com/share/v/187Z14UpVv/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
shil mooto ayeey u dhimatay hooyadan oo ahayd qof derbigaas fadhisey si ay caawin uga hesho ummada Soomaaliyeed.
Waxay wadatey ilmo yar kaas oo hooyadiis ku hor geeritootey. Falka ayaa ka dhacay agagaarka Xaaji Baasto ee D/Hodan .