Waa gabar yar oo la iska soo tuuray magalada jowhar xafada horseed laanta isnaay.
Yaa masuuliyadeeda qaadi kara?
Meydkaan aad ujeedo waxaa laga qabtay Wabiga dhex mara magaalada baladweyne gaar ahaan Doonta dhagax jibis hadda ayaa lagu haayaa
Tarikhda 24/12/2024.
Saacada barqada subaxnimo ilaa hada cid aqoonsata lama arag.
Ninkaaan xalay ayaa lagu dilay xerada qaxoitiga kakuma block 13 waxaaan dilay tuugo turkaano ah Xabad ayaa wadnaha looga dhuftay NAFTA dhulka mala gaarin
Читать полностью…Dad haddii la dhaho kaaley dalka difaacda wada dhuumanaya ayaa ku dhegan MW Xasan oo diplomaasiyad wax ku raadinaya | Runta aan isku sheegno dadoow.
https://www.facebook.com/share/v/15QZyWhyN6/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Shil dhaawac sababey ayaa hadda ka dhacey Muqdisho inta u dhaxeysa Banaadir & Seeybiyaano.
Читать полностью…Mootadaas & raga wata ee hubeysan iska jira haddii aad dhayalsataana idinka ayaa ku dhib qaba kolleey waa idin soo gaarsiiyay.
Halkan Ka arag muuqaalka 👉 https://www.facebook.com/share/v/1GT63MpqZp/?mibextid=wwXIfr
Soo gudbi.
Waa kee Isbitaalka ku yaalla Muqdisho ee Dhaqtarkii joogey laga helay HIV? Baaristeenni ayaa soo dhammaatey galabta ayaan baahineynaa si aan dadkeenna uga digno halista. .
Читать полностью…Waxaan u baahanahay dhiig O+ Hooyadey Fadumo Osaman ayaa isbitaalka Kalkaal lagula taacalayaal hada.
Fadlan hadii dhiigaagu yahay 0+ nasoo gaar. 0617480231
Black Xasan Waraabe marka hore lugta ayaa xabad looga dhuftey kadib markii uu aqoonsadey oo uu yiri hebel adiga miyaa i dhacaya ayuu kadibse labo xabadood ayaa naaska hoostiis looga dhuftey.
Dhacdadan ayaa ka dhacdey Degmada Afgooye .
Nin inuu yaryahay la moodo balse gaaban , jidkana ku heystay gabar xanuunsan oo si yaab leh loo qabtey & halka gabadhii uu geystey oo uu sheegi la'yahay |
https://www.facebook.com/share/v/19iQ3BFKtb/?mibextid=wwXIfr
Sii gaarsi qoyska gabadha .
Muuqaalka gaarigii lagu dhex toogtey Sarkaal Xasan Quuri & gabadhii uu shukaansanayay | Dilaaga oo sabab yaab leh sheegey suuragal ma aha saan.
https://www.facebook.com/share/v/14tVBZERE4/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Ragan hadda ayay qof ka dhaceen Iphone 15 Pro Max iska jir in jidkan & naxaawigiisa aad marto .
https://www.facebook.com/share/v/1MFWqB6jDa/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi si loo qabto .
Degdeg:- Askar nabadsugid ah ayaa Degmada Dharkenlay ku tooktey wiil yar oo hilible ahaa.
Askariga falka geystay ayaa sheegay in ay ka fakatey xabada.
Waa kee Isbitaalka dhaqtarkii joogey laga helay cudurkii HIV-ga dadkana u qarin jirey |Aawey W.Caafimaadka dalka ? Runta ma qarin karnee iska jira dadoow ?
https://www.facebook.com/share/v/17NqED31Ly/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Dagamada kaxda waaxda abaadir askar police ah ayaa dad shacab ah hada ku xabadeeneeso
Читать полностью…Muuqaalkii ugu horeeyay ee dagaalka Dooloow & shacab xabadka dhulka dhigtey | Xaalada oo quus mareysa Jl & DF oo midba guul uu sheektey .
https://www.facebook.com/share/v/1DddhG97gg/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Muuqaal qaab sir ah loo duubey ! Maxaa kala qabsadey askarta Nisa & kuwo Boliis ah markii sheekadu ay gaartey qori caaradiis ? Waa wax jidka kugu qabsan kara.
https://www.facebook.com/share/v/1D2fHyFMSw/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi