munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Maxaa kala qabsadey ninkan oo hadda dhacayay qof shacab ah & ciidanka Nisa | Wuxuu ka sheekeeyay qaabka aad ku badbaadi karto |

https://www.facebook.com/share/v/WwSY4yuPUpMf4T3o/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Alxamdulilaah Waan helnay qoyskiisa .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc walalayal i caawiya walashay oo fool ah aya qalin gali rabto waxana loo bahan yahay dhiig degdeg ah nuuca dhiiga waa A- isbitalka banadir ilah dartiis nagu caawi wll Tel. 061 5999952

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Baaris:- Arin dhib ku ah dadka Muqdisho balse aysan awoodin iney ka hadlaan oo maanta aan tooshka ku ifineyno | Caddeeymo qarsoon & kuwo muqda.

https://www.facebook.com/share/v/dRV8inu9M5cr7pcA/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wad degdeg ah oo quus ah. Indhahaaga ku arag waxa ku dhacay Qofkan.

https://www.facebook.com/share/v/RNYd1aYHZfNYP6pB/?mibextid=WC7FNe

Sidaan xal ma aha walaaahi .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaad sameeyn lahayd haddii aad saarnaan lahayd? Waa shil hadda ka dhacey Ceelasha-Biyaha.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

U gaar ah Team Telegram:- Muuqaalka hoobiyayaasha toos u daawo .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg :- Xaafadaha xiga Airportka ayaa la warinayaa in dhowr Hoobiye ay ku dhaceen . Waxaa aad u yeeraya raadeerka garoonka ee ka diga hoobiyaaasha.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

saaxiibayaal geelaan saan urafaadsan waxaa dilay kuwii waday oo sabab u ahaa wuuna dhintay meesha waa suuqa xoolaha gaar ahaan xaafada carto iyo inta udhaxeeso ceelka shiiq muuse ee dowladane lawadaaga si dadka uusan dhib ugaarsiin intuusan qurmin xalay ilaa hada uu meesha yaalaa

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War degdeg ah :- Diyaarad Militeri oo Muqdisho ku burburtey, Khasaare ka dhashey & Muwaadiniin Soomaali ah halis ay gashey naftooda .

https://www.facebook.com/share/v/w8pqoYHnAhB9PwBG/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qofkii arko ha soo sheego

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg :- Isgoyska Banaadir shil gaari ayaa ka dhacey . Halkan ugu imaaw wixii dhaco yar & weynba.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa sawirka Xildhibaan Sareedo oo lagu ciilciilayo garoonka Muqdisho kadib markii loo diidey iney u safarto M.Baydhabo.

Xildhibaanada oo askariga boliiska ah ee amran u sheegeysa iney tahay xildhibaanad xasaanad leh ayaa Isagana leh waa kuu keligaa sida lagu micneyn karo sawirkan.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qofka adeerkan yaqaana haloo sheego in loo haayo alaabtiisa oo ah documents ka lumey. Ha wacaan telkan 0619507222

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Nin reer Muqdisho ah ayaa ku dhex dhintey xerada qaxootiga Ifiyo ee dalka Kenya . Ciddiisa lama garanaayo sidaas darteed (Telegramka ) fiiri kadibna sabab u noqo inaan ciddiisa helno adiga oo fariintan qeyriga ah ku darsatid Misaankaaga aaqiro.

Intaas haddii aadan awoodin hore uga gudub kuma quseyso. Mahadsanidiin.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wiilkan aya nagaaqan walaal munasar waxa ladhaha xabdi malik waxa nagala soo xiriiri karta 615825704 ama 0615595415

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degmada Hodan , gaar ahaan Xero ruush ayaa aabahan lagu haya . 612122199

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ninkan oo jooga ka dhacey maqribkii illaa & hadda ayaan la garan la’yahay inuu dhintey & inuu nool yahay . Wuxuu yaalla D/Xamarjajab gaar ahaan Israaca. Aawey laamaha amniga ma oga miyaa ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maanta kadib ima dhihi kartid Munasaroow kama hadashid hormarka Muqdisho ka jira | Arin dad badan ay u dhinteen oo aan ka cabsan jirey oo xal loo helay | Hadda ayaan xamar imaan kara.

https://www.facebook.com/share/v/nB98C4EDR3nBfwPQ/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muqdisho:- Sidan dhaqsada leh ayaad u dhiman kartaa! Nin qurbaha ka yimid oo hal second u jirsadey in la dilo bal arag dulmiga laga galayo ninkan|

https://www.facebook.com/share/v/vNMVZjTr72iweMxa/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Nin u socdey qaarijinta dumarka & dhallaanka Saraakiisha oo la qabtey & Halkii laga soo tuurey Hoobiyayaasha oo loogu tagey wax la aqoon la'yahay|

https://www.facebook.com/share/v/iMbzGJ1QGRcWtDir/?mibextid=WC7FNe


Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muqaalka goobta ay hoobiyayaasha ku dhaceen | Gudaha Xalane oo Gubaneysa.

https://www.facebook.com/share/v/XNYRLeYE33cXPRnY/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Hoobiyayaal ayaa lagu garaacaya Muqdisho xilligan .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Macalin Mahdi oo su'aal uusan fileynin looga naxsdey & digniin toos ah oo uu direy|

https://www.facebook.com/share/v/z2x9w43UfNbQoR7F/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaan gacanta ku haayaa wiil yar oo soo lumey magaciisa c.naasir lagu magacaabo balse garanyn magaca aaabahiis siduu sheegaa waxa deganhy ayuu yiri degmada shibis foornada buufow wxu kalo sheegey in ilmo oow soo raace ay ka dhuunteen gacanta ayaa ku haayaa plz nala wadaaga xfdaaas
0617007323

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Meeshaan kawaran ? Wallee xamar shiid xun ayaa ka jira ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa kala qabsadey nin AS ah ah oo ku guda jirey qaadashada cashirka 1-Aad ee madax jebinta & Hooyadii uu dili rabey balse sida yaab ka ah isku badbaadisey ?

https://www.facebook.com/share/v/V8UqXj3DiTwFmLsf/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qofka adeerkan yaqaana haloo sheego in loo haayo alaabtiisa oo ah documents ka lumey. Ha wacaan telkan 0619507222

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa Xaalada Tarabuunka ee Caawa . Jaamka adduunka ayaa ka jira . Sidaan waa la’aanta hannaanka wado marista oo caasimada ka jirin.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asad muqtaar Cumar
11jir
Dharkenley xafada showriga
Saaka guriga ugu war danbeysay
Wuxuu wataa funaanad madow iyo surwaal jemis ah cidii aragto 0616261002
0615603107
0611698976

Читать полностью…
Subscribe to a channel