Degdeg:- Rag burcad ah oo wax dhaceysay & askar ku baxdey ayaa israsaaseeyay Muqdisho .
Читать полностью…Dhammaantood waa shacab aan waxba galabsan. AS waa cadoowga ummada Soomaaliyeed . Fadlan dadkooda ku raadi .
Читать полностью…Walaalkan waa dhaawac ciddiisa lama garanayo . Fadlan gaarsiiya oo dhaha taga isbitaalka Caalami ee degmada Kaxda .
Читать полностью…Degdeg:- Labo qarax oo waaweyn ayaa laga maqley magaalada Muqdisho gaar ahaan Dhanka Kaxda .
Wixii soo kordha aan sugno.
Munasar aboowe gabadhan lanahay waxay ka soo luntey isgooska xamar xajajab isgooska ceela gaabta magaceeda oo dhameystiran waa naciimo cabdinaasir shariif jamaludiin lambarka hooyada 0617655442 ama 0612646220 mahadsanid noo baafi please
Читать полностью…Waxay dagaalamen Nin kale oo baangad wata waxaana laga gooyay gacan dhan .
Baangadii ayuu uga dhuftey waxaana ruf ka dhahdey hal gacan . Digniin qof baangad wata haddii uu ku soo weeraro ka carar geesinimo ma aha inaa u istaagto. Falku wuxuu ka dhacey Muqdisho .
Maamulka Degmada dayniile ayaa ciyaartoyda sanadkaan metelaysa Degmada Dayniile usameeyay kulan dhiiragelin ah.
Gudoomiye Kuxigeenka amniga Ali Abdi Faarah oo ka wakiil Gudoomiyaha Degmada ayaa ciyaartoyda ubalan qaaday in lagu abaal marin doono $10,000 hadii eey kasoo baxaan Group-yada.
Maxaa kala qabsadey Wiil geesi ah & askari dhici rabey ? " Haddii aan ku dilo kawaran, wiilka yar ayaa isna yiri adna shuutaa ku dilaya" Afkiisu isku furtey geesi.
https://www.facebook.com/share/v/DTjpMLZ6NPkZsSnX/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Iska jir ! Nin cuduro gudbinaya dadkana ku mudaya Cirbad oo Muqdisho soo galey & wiil uu ku mudey oo hadda ku jira xaalad quus ah |
https://www.facebook.com/share/v/fAmS6B8rkCfYVush/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi si loo qabto.
Waa wiil la la’yahay oo madaxa looga jiro . Ciddii aragta ha wacdo. 0618361464 ama 0615 326776
Читать полностью…Xly saqdii dhax ayuu dhintay wuxuu ku dhintay dagmad waberi gar ahaan lamiga via laberiya
Sidaas ayay dad keeni silac ugu dhimanayaan cid ka warqabtana malaha .
Gabar keligeed joogtey guriga oo lagu dhex diley sariirteeda dusheeda! Iska hubi gurigaaga inta aadan seexan in sariirta hoosteed laguugu jiro ama jikada|
https://www.facebook.com/share/v/o8RZmfyXziH5QxBP/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi .
Kaamirada oo qabatey qaraxa markii uu dhacey & xaalku siduu ahaa . Dad weli ehelkooda aan la helin |
https://www.facebook.com/share/v/LwRBqy4ADLGPkLAF/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi si loo helo qoyskooda.
Ninkan cididisa lama garanayo wuxuu ku dhintey qaraxa ka dhacey D/Kaxda . Waa qof shacab ah oo jidka marayay. Wuxuu watey gaari .
Читать полностью…Toos muuqaalka qaraxa & meydadka oo jidka daadsan | Goob Tiktok lagu duubto oo lagu bartilmaamedsadey dad shacab ah .
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid0R16BzzHP34MzED7uxegyWifnyG5zX1zUrythzo1u9PZWBDkmpn7KtHhobc4tG2WLl&id=100044273962170&mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Degdeg:- Dhaawacyada ayaa la kala guri la’yahay , waxaa dhulka daadsan dad shacab ah oo sawiro iskaga qaadayay dalcada Kaxda .
Qarax miino ayaa ka dhacey xaaladuna waa adagtahay.
Saaxib wiilka yarka oo hadal aqoon lagu haaya suuqa xamar weyne dhinaca al hindi. 252619158150 ama 252618885556
Читать полностью…Hooyadan waxay tuftey dhiig xinjiro ah sidii ay u garaacayeen askar Nisa ah oo ay sheektay inuu ku dalbadey Taliye Warbac |
https://www.facebook.com/share/v/BJSFdUpGndaMzSTk/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi u hiili xaqa.
Suheeb Xasan Maxamed
Degmada Yaaqshiid xaafada juungal
Saakay afar saac ilaa hada lama haayo
Number kaan halaguso xiro= 0616862368 ama
0615958386
Ninkan oo dhimirka ka xanuunsan , gaajana naf la ah ayaa fadhiya ka soo horjeedka Masaajidka Cabdirashiid Cali Sharmaarke ee degmada Hodan.
U sheega qoyskiisa .
Asc wr wbrkt munasar waxaan u baahannahay dhiigga " O- ", wiil ayaa innooga jira isbitaal digfeer dhiigga noocaas ah inaan keenno nagal rabaa... lanbarkaas hanagala soo xariiro qofkii dhiigga inoo shubaya... 0616670348
Читать полностью…Asc wall munasar gabadhaan ayaan naga maqan mudo 3 maalmood Waxaan ubahanahay 𝗜𝗻𝗮ad Garab nagisiisid haday macquultahay 615190403
Читать полностью…