Wixii quus ee aan sheegi jirey tan ayaa igu daran ! kawaran haddi aad aragto meydka aabaha aad la'ayd 45-cisho oo eeyo cuneen , nabaro jirdil ahna ka muuqdaan? Xaalka ma sahlana isjira|
https://www.facebook.com/share/v/1DTFNPRVBB/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Ninkan oo cida dishey aan la aqoon ayaa meydkiisa wuxuu yaalla isbitaalka weyn ee Gaalkacyo dhanka G/Mudug.
Qoyskiisa ayaa xittaa la aqoon .
Degdeg:- Gaari nuuca caragediska ah ayaa gabar dhalinyaro ku jiirey agagaarka Hotel Guleid .
Gabadha naf dhulka lama dhicin waxaana meydkeeda la dhigey goob Isbitaal ah oo aagaas ka dhow.
Darawalka gaariga wadey ayaa baxdadey laakiin waxaa la qabtey nin karishbooy ah oo la socdey. Si aad u aqoonsato gabadhan ama ugu yaraan u helno ehelkeeda nala gudbi fariintan .
Asc walal munasar waan ku salamay walal wiilka aad soo dhigtay ee is qalay qarabadiisa waaye waxan u baahanahay dhiig A+ fadlan noo baafi adigoo mahadsan waxan ku suganahay wadajir hospital dagmada wadajir fadlan cidii sadaqeysanayso dhiigaas waxay nagalaso xariiri karaan numberkan 0615278993 ama 0618058768 mahdsanidin
Читать полностью…Degdeg:- Shil ayaa ka dhacey Isgoyska Mirinaayo. Mootada waxaa watey wiil dharcad ah kaas oo madaxa ka jabey.
Читать полностью…Dhacdo ugub ku ah Muqdisho :- Nin isku dhex qaley masaajidka dhexdiis & Jameecadii masjidka oo yaab dartiis hadli la' | Waa hadda warkan .
https://www.facebook.com/share/v/1Hfg51bN91/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Muuqaalka qaraxa ka dhacey Muqdisho & halka hadda ay ka socoto rasaasta.
https://vm.tiktok.com/ZNeKXXqc5/
Arin kale oo yaabkeeda leh :- Muxuu sameeyay askari baangado lagu weerarey markii loo direy inuu soo xaliyo kiis beryahan nagu cusub?
https://www.facebook.com/share/v/19mtwC6q2g/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Nin xawaare ku wadey mooto Feykon ayaa ku dhacey Hooyadan oo jidka mareysa.
Goobta waa Towfiiq .
Haddii aad ogeyd burcad jidka kugu dhaceysa hadda Jaamacada dhexdeeda xittaa kuma baxsaneysid | Indhahaaga ku arag waxa uu sameyn doono ninkan .
https://www.facebook.com/share/v/1BeBDMvfRG/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Ciidan Boliis ah & kuwo maamulka G/Banaadir ah ayaa weerar burburin ah ku qaadey xaafada Warlaliska. Dadka ayaa si qasab ah loo barakiciyay.
Читать полностью…Qofka yaqaana walaalkan ha u sheego in Shahaadooyinkiisa oo Ceelmacaan uga dhumey loo hayo hana waco telkan. 0615888232 liibaan maxamud calasow
Читать полностью…Waa Isgoyska Sanca . Dadka ayaa lagu xayiray halkan. Waxay taagan yihiin 2 saacood ka badan . G/Kaaraan ayaa jidkan xirtey isagoo dhahaya waa la nadiifinaya. Jid la isticmaalayo oo xilliga ugu mashquulka badan la dhahayo waa la nadiifinaya caalamka kama jirto ee saq dhexe hala qabto Howshan.
Читать полностью…Fadlan umul dhiig u baahan ayaa ku jirta isbitaalka kalkaal waxaana ay u baahan tahay dhiig AB+ ah fadlan qofkii ah hala xariiro 0615901252
Читать полностью…Maryan cumar oo dhumeeyso
Lagu hayo garasbaalley gaar ahaan macani 615931836 numberkan kala soo xariir
Muqdisho :- Muuqaalkan kadib bannaanka uma qaadan doontid Mobile-ka haddii kale sidan ayaa ku qabsan doonta |
Inta ka daawo full video . https://www.facebook.com/share/v/19gaDMPxhP/?mibextid=wwXIfr
Waa quus sidan si loo qabto sii gudbi.
Waa gudaha masjidka uu isku dhex qaley nin dhimirka ka jiranaa . Maxayse sheege Jameecada Masjidka oo wada yaaban?
https://www.facebook.com/share/v/1Qoj8oMEcQ/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Labadan teleefon ayaa laga dhigey koox tuugo ah oo ka dhacdey dad . Telefoonada waxaa hadda lagu haya degmada Deyniile ee Qofka lahoow wac telkan. 0617313101
Читать полностью…War kale :- Raga weerarka Daarusalaam geystay waa labo nin . Garbaha ayay ka tuurayeen sabano iyaga oo sidoo kale ganayay rasaas.
Waxay wataan Mooto Feykoon waxayna u baxsadeen dhanka Deyniile . Intaas ayaa idinku filan.
Degdeg:- Dhanka Daarusalaam ayaa laga soo warinayaa iney tahay halka qaraxyadu ka dhaceen.
Xilligan waxaa ka socota rasaas toos ah
Qatar cusub :- Iska ilaaw manaxe kasta oo hore aad u aragtey ! Ragan ayaa ugu daran umana turayaan naftaada ee iska jira dadka inta aan ogeyna gaarsiiya|
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid02Dcyw6bDU98hbTtaNv3nCCHEZRMK6UEygJiw4iekST6RckrkNH4MSNCi3954zNnQml&id=100044273962170&mibextid=wwXIfr
Xog degdeg ah:-
Marxuumka ku dhintay saldhigga degmada Deyniile ayaa lagu eedeeyay inuu hore u aha nin Askari ah oo laga saaray diiwaanka ciidanka kadib marki uu ku kacay falal badan oo isugu jira dhac, qalqal gelin dadka shacabka, isbaaro u dhigtay xaafada kamid ah Deyniile .
Kiis aad loo qarinayo:- Nin askari ah oo xarun dowladeed lagu dhex diley & arintiisa oo sababi rabta isku dhaca Murusade & AB. Maxaadan ogeyn ?
https://www.facebook.com/share/v/18Wdp91oNy/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Waa wiil dhalinyaro ah oo qaliin dhabarka ah gelaayo hangulaha iyo laf dhabarka waxuu Deg Deg ugu baahanyahay dhiig O- ah 0615055562 / 0615835571
Читать полностью…Asc munaser walalow waxaan rabaa inaad umada somaliyed dhiig AB+ oo emergency ah .
Mamada hospitaal shaafi ayay qalin kumartey xaalkeeda dhiiga in lehelo ayuu ku xiran yahay. +252 61 5190251
Ninkan mooto ayaa sidaan lugta uga goysay balse ragii dhib kan u geystay ayaa kaga dhuuntey farmashi ay keeneen kuna baxsadey mootadii ay wateen.
M