Nisa oo 30K ku siin doonta haddii aad sheekto ninkan laakiin ninku ma nin sahlan| Kan oo aad hesho shiid waa isdeyseen laakiin ma isku deyi kartaa?
https://www.facebook.com/share/v/19qA7cpFbA/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Bafin waxa labafinaya Xalimo Cabdule Adan. Dadeda waa 12jir cidwaxay ugu dambeysay jumcihi taariqdu ahayd 10/01/2025 Dhar waxay xirned gabasar gaduda iyo dirac baluga waxay gacanta ku wadata kish dhar ugu jiraan. Waxay kaso ambatay xafada Calikamin. Cidi aragta waxay nagala soo xiririkaran Talefaan number ka hoskuqoran. 0612887700. 0611128897
Читать полностью…Waan hubaa muuqaalkan oo kale ma aadan arkin ! Maxaa kala qabsadey koox burcad ah & nin Sheekh ah oo ay dhici rabeen? Orodkuba waa hiil marmarka qaar.
https://www.facebook.com/share/v/15oCts2YVx/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Wiilkan gamaqan maskaxda loo ka jiraa xalad adag aabihiis ku jiraa ee sxbow la raadi mhdsnid
617002469 hooyadiis wye 614498150 aabihiis ama wllkis 610434364 wll la raadi codsi wye
Salaaam iqyaarey waxaan ubahanahy dhiig A+ hooyo umul ah oo ku jirta Yerdimeli hospital kala xiriira 618103051
Читать полностью…Arka waxaan idinkaga digi jirey :- Rag & dumar mooto wata oo si toos ah u afduubanaya gabar yar oo jidka maraysa & shacab isku dayay iney badbaadiyaan balse maxaa dhacey?
https://www.facebook.com/share/v/1AB6shGgF4/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Hambalyo Xaflada Meher ee Diplomacy Axmed Maxamed Xuseen & xaaskiisa Mss Minaash Maxamed Sh/Abdi .
Maalinta berito ah oo taariikhdu tahay Jan 11 2025 ayuu arooskan qiima badan ku qabsoomi doonaa magaalada Jigjiga.
Qalbi adkaa! Labo isla dhalatey oo 7 meelood midi kala dhacey hooyadood kadibna isku dayay iney si qarsoodi ah u aasaan | Adigu makaa suurowdaa taas?
https://www.facebook.com/share/v/18eSKsciGu/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Dhacdo yaab leh :- Ninkii iyada qabey oo aadka u jeclaa ayay wadnaha mindi ka gelisey isagoo ku calaacalaya xabiibti ha i dhaafin nafta |
Facebook hadda ka daawo https://www.facebook.com/share/v/18AbsuDuLA/?mibextid=wwXIfr
Iyadoo hadleysa inta ayuu gaar u yahay YouTube ka fiirso. https://youtu.be/hD107ct82iI?si=hv6qN2Fw6lZ1JohX
Sii gudbi
Maxaa ku dhacaya gabadhan Schooleyda ah markii ay jidka dhexdiis ku heleen mooryaantan ?
https://youtu.be/7OI6JQ8AvwQ
Sheekada intii aad taqaaney waa ay soo dhaaftey . Maxaa kala qabsadey ninkan & rag dhismo ka shaqeynayay oo uu dhici rabey ?
https://www.facebook.com/share/v/18CtBR2ZEu/?mibextid=wwXIfr
Ama Inta ka daawo isagoo full ah oo hadlaya . https://youtu.be/qJLAxw0voIA?si=5CamCOQo5l7Qkfm_
Sii gudbi
Yaab :- Ninkii xaley mindida ku diley wiil 20-jir ah oo noqdey burcad aan horey u soo bandhigey isagoo dad dhacaya | Marnaba dilaa nagama baxsan doono.
https://www.facebook.com/share/v/19gjVS6wpC/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Ninkan funaanada gaduudan wuxuu mobile ka qaatay gabar Soomaaliyeed oo ku sugnayd goob bukuyeer dumarka lagu qurxiyo ah.
Ciddii aragta ha wargeliso laamaha amniga.
Maxaa ku dhacaya gabadhan markii ay fariisatey albabka gurigeeda iyadoo wadata Mobile qaali ah? Xittaa qolka markii ay ku carartey waa uga dabagaleen !
https://www.facebook.com/share/v/15e4heahSV/?mibextid=wwXIfr
Full isagoo ah inta ka daawo . https://youtu.be/ns9d5Ah96oU?si=zmFX4pQ3J_ChrTOO
Sii gudbi
Sxp waku salamey munasar waxan wadada kahelay lesinkaas waxan kaaga bahanahay muwadinki lahaay inaad kuraadisid araj allh kaa siiye wixii dheeriyana lamparkas kuso xirtid 0614328422 mahad sanid
Читать полностью…Waa ilmo yar oo isagoo bac ku jira lagu soo tuurey D/Yaaqshiid .
Naf kuma jirto balse qofka sidaan yeeley xittaa mxy u siin weysay dad kale oo korsada .
Birmade oo beerka u saarey beerka saaxibkiis Abii . Odeyga Soomaali dhan qiiro jabaan ayuu u jileey. Ar birmadaa?
https://vm.tiktok.com/ZNeKaXH9d/
https://www.facebook.com/share/v/1BEEfEdR3K/?mibextid=wwXIfr
Haye jimco wanaagsan team Telegramka . Sanad cusub ayaan galney howsha maxaa inoo qorsheyseen ?
Читать полностью…Koox isbaariistayaal ah oo lacag baad ah ka qaata gawaarida dhuxusha keenta ayaa tooktey walaalkaan aad aragtaan oo la socdey gaari marayay aaga Macaani ee Garasbaaley.
Waxay ka rabeen lacag baad ah waana ay tookteen. Muuqaalka dhacdadan halkan ka dhameyso isagoo kaamil ah .
https://www.facebook.com/share/v/1WfFQQN5ur/?mibextid=wwXIfr
Una hiili marxuumka walaalkeen ah ee gardarada lagu diley.
Arin Degdeg ah oo aan laga aamusi karin . Heerkan ayaan mareynaa wallee waa qalbi jab .
https://www.facebook.com/share/v/1WfFQQN5ur/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Baafin
Waxa la baafinaya luqmaan cabdirisaaq salaad kana soo lumay Dagmada kaaran xaafada jabuti galabta
Qofki arka waxu kala so xariiri kara 0615894376 Hooyadis Fardowso Maxamud Fiidow
Gabadhan Iphone 13 ayaa dhulka uga dhacey kuwii daba socday ayaa qaatey . Beryahan wixii dhulka kaaga dhaca waa ku daayay ogoow |
https://www.facebook.com/share/v/1XSH9yyoN9/?mibextid=wwXIfr
Iska jira oo indhaha fura:- Maxaa ku dhacaya gabadhan Schooleyda ah markii ay jidka dhexdiis ku heleen rag mooryaan ah ? Muqdisho maalmahan ma qumana.
Isagoo kooban inta ka daawo . https://www.facebook.com/share/v/1WyZUUQ2Xy/?mibextid=wwXIfr
Inta ka daawo isagoo Full ah . https://youtu.be/7OI6JQ8AvwQ?si=-kmiMwwHU2hV6Fks
Sii gudbi
Asc, waxaa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga nooca A-negative. Waxaa dhibban bukaan ku jira Isbitaalka Tamaam ee magaalada Muqdisho, eeriyada Banaadir. Fadlan fariintan sii faafi si aan caawimaad u helno. Wixii faahfaahin ah, fadlan nagala soo xiriir lambarkan: 0617454027. Mahadsanidiin
Читать полностью…Degdeg : nala raadiya Dhiig B+ ah . Isbitaalka Madiina aya laga rabaa . Wac telkan 0615622232
Читать полностью…Arintii aan hadda ka digayay oo loo diley wiil 20 jir ah | Wadnaha ayaa laga dhex dhigey beynaad | Iska jir inta aan ogeyna gaarsii arintan .
https://www.facebook.com/share/v/1Aq5WzCETp/?mibextid=wwXIfr