munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Koox isbaariistayaal ah oo lacag baad ah ka qaata gawaarida dhuxusha keenta ayaa tooktey walaalkaan aad aragtaan oo la socdey gaari marayay aaga Macaani ee Garasbaaley.

Waxay ka rabeen lacag baad ah waana ay tookteen. Muuqaalka dhacdadan halkan ka dhameyso isagoo kaamil ah .

https://www.facebook.com/share/v/1WfFQQN5ur/?mibextid=wwXIfr

Una hiili marxuumka walaalkeen ah ee gardarada lagu diley.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Arin Degdeg ah oo aan laga aamusi karin . Heerkan ayaan mareynaa wallee waa qalbi jab .

https://www.facebook.com/share/v/1WfFQQN5ur/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Baafin
Waxa la baafinaya luqmaan cabdirisaaq salaad kana soo lumay Dagmada kaaran xaafada jabuti galabta
Qofki arka waxu kala so xariiri kara 0615894376 Hooyadis Fardowso Maxamud Fiidow

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muno c/laahi cali ka soo dhuntay dagmada yaqshiid gaar ahaan tookiyo 0615134380

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qofkii arko ha waco Telkaas . Waa la baafinaya

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gabadhan Iphone 13 ayaa dhulka uga dhacey kuwii daba socday ayaa qaatey . Beryahan wixii dhulka kaaga dhaca waa ku daayay ogoow |

https://www.facebook.com/share/v/1XSH9yyoN9/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Iska jira oo indhaha fura:- Maxaa ku dhacaya gabadhan Schooleyda ah markii ay jidka dhexdiis ku heleen rag mooryaan ah ? Muqdisho maalmahan ma qumana.

Isagoo kooban inta ka daawo . https://www.facebook.com/share/v/1WyZUUQ2Xy/?mibextid=wwXIfr


Inta ka daawo isagoo Full ah . https://youtu.be/7OI6JQ8AvwQ?si=-kmiMwwHU2hV6Fks

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc, waxaa si degdeg ah loogu baahan yahay dhiiga nooca A-negative. Waxaa dhibban bukaan ku jira Isbitaalka Tamaam ee magaalada Muqdisho, eeriyada Banaadir. Fadlan fariintan sii faafi si aan caawimaad u helno. Wixii faahfaahin ah, fadlan nagala soo xiriir lambarkan: 0617454027. Mahadsanidiin

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg : nala raadiya Dhiig B+ ah . Isbitaalka Madiina aya laga rabaa . Wac telkan 0615622232

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Arintii aan hadda ka digayay oo loo diley wiil 20 jir ah | Wadnaha ayaa laga dhex dhigey beynaad | Iska jir inta aan ogeyna gaarsii arintan .

https://www.facebook.com/share/v/1Aq5WzCETp/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Hadhow amaa soo dhigaa Telegramka ? Illeen kibir ma jabe ninkiisa jabe?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Gaariga cad ayaa qof jidka marayay ku jiirey. Lugta ayaa ka jabtey qofkaas waana aaga Dekeda . Wuu baxsadey gaariga sida ay goobjoogayaal inoo xaqiijiyeen.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://youtu.be/cGTSv3YrSTc?si=VLSyGV6Cwz0CcJMt

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Askar Nisa ah & kuwo boliis ah ayaa hadda isku rasaaseeyay buundada 1-Aad ee ansalooti.

Labo qof ayaa ku dhaawacantey .

Askartan ayaa aad loogu dhib qabaa oo marka ay marqaamaanba isku soo jeesta sida colkiina isku xabadeeya.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dumaashi Farxiyo waxaa la aasaya Insha Allah beri duhurkii. Alle ha u naxariisto .

Ehel & qaraabo ayaa tacsi ugu tagey Dayax Dalnuurshe oo xaaskiisa ay ku geeriyootey isbitaalka Dalmar ee Muqdisho .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Salaaam iqyaarey waxaan ubahanahy dhiig A+ hooyo umul ah oo ku jirta Yerdimeli hospital kala xiriira 618103051

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Arka waxaan idinkaga digi jirey :- Rag & dumar mooto wata oo si toos ah u afduubanaya gabar yar oo jidka maraysa & shacab isku dayay iney badbaadiyaan balse maxaa dhacey?

https://www.facebook.com/share/v/1AB6shGgF4/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Hambalyo Xaflada Meher ee Diplomacy Axmed Maxamed Xuseen & xaaskiisa Mss Minaash Maxamed Sh/Abdi .

Maalinta berito ah oo taariikhdu tahay Jan 11 2025 ayuu arooskan qiima badan ku qabsoomi doonaa magaalada Jigjiga.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qalbi adkaa! Labo isla dhalatey oo 7 meelood midi kala dhacey hooyadood kadibna isku dayay iney si qarsoodi ah u aasaan | Adigu makaa suurowdaa taas?

https://www.facebook.com/share/v/18eSKsciGu/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo yaab leh :- Ninkii iyada qabey oo aadka u jeclaa ayay wadnaha mindi ka gelisey isagoo ku calaacalaya xabiibti ha i dhaafin nafta |

Facebook hadda ka daawo https://www.facebook.com/share/v/18AbsuDuLA/?mibextid=wwXIfr

Iyadoo hadleysa inta ayuu gaar u yahay YouTube ka fiirso. https://youtu.be/hD107ct82iI?si=hv6qN2Fw6lZ1JohX

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa ku dhacaya gabadhan Schooleyda ah markii ay jidka dhexdiis ku heleen mooryaantan ?
https://youtu.be/7OI6JQ8AvwQ

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Sheekada intii aad taqaaney waa ay soo dhaaftey . Maxaa kala qabsadey ninkan & rag dhismo ka shaqeynayay oo uu dhici rabey ?

https://www.facebook.com/share/v/18CtBR2ZEu/?mibextid=wwXIfr

Ama Inta ka daawo isagoo full ah oo hadlaya . https://youtu.be/qJLAxw0voIA?si=5CamCOQo5l7Qkfm_

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Yaab :- Ninkii xaley mindida ku diley wiil 20-jir ah oo noqdey burcad aan horey u soo bandhigey isagoo dad dhacaya | Marnaba dilaa nagama baxsan doono.

https://www.facebook.com/share/v/19gjVS6wpC/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ninkan funaanada gaduudan wuxuu mobile ka qaatay gabar Soomaaliyeed oo ku sugnayd goob bukuyeer dumarka lagu qurxiyo ah.

Ciddii aragta ha wargeliso laamaha amniga.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa ku dhacaya gabadhan markii ay fariisatey albabka gurigeeda iyadoo wadata Mobile qaali ah? Xittaa qolka markii ay ku carartey waa uga dabagaleen !

https://www.facebook.com/share/v/15e4heahSV/?mibextid=wwXIfr

Full isagoo ah inta ka daawo . https://youtu.be/ns9d5Ah96oU?si=zmFX4pQ3J_ChrTOO

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Baafin

Waxa la bafinayaa muscuud Jamal Cabdullahi kana soo lumay waaxda 3ªªd Xalane ee degmada Wadajir gaar ahan xaafada Gabyow.

Qofkii arka waxa uu la xariiri karaa 0615572675/0615537708.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ma sidaan ayaan ka aamusnaa ? Dhulkaaga halugugu barakaciyo waa qalbi jab .

https://www.facebook.com/share/v/19n6c6AzUt/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo quus ah :- Nin qolka ku xirtey gabar u dhashey 6 carruur ah si uu nafta u dhaafiyo laakiin iyadoo sakaraad ah ayay qaab la yaab leh uga fakatey.

https://www.facebook.com/share/v/149mVad7hY/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Alle ha u naxariisto Cabdiraxmaan oo daqiiqado ka hor ku dhintey isbitaal ku yaalla dalka Turkey kadib xanuunka Kansarka oo muddo dheer uu sariir saarnaa.

Intiinii hore ugu duceysay & inta hadda u duceyn doontaba sidaas ha ogaadaan.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Rasmi :- Sida aan hadda ka xaqiijiyay ehelka Ina adeerkeey Dayax Dalnuurshe waxaa geeriyootey dumaahsidey Fàrxiyo .

Dumaashi ayaa ahayd maalmahan qof xanuunsan ugu dambeyna saaka ayay dhimatey. Waxaan murugta la qeybsanayaa Ina adeerkeey Dayax & ehelka Farxiyo.

Aan u wada duceyno.

Читать полностью…
Subscribe to a channel