Baafin
Waxa la bafinayaa muscuud Jamal Cabdullahi kana soo lumay waaxda 3ªªd Xalane ee degmada Wadajir gaar ahan xaafada Gabyow.
Qofkii arka waxa uu la xariiri karaa 0615572675/0615537708.
Ma sidaan ayaan ka aamusnaa ? Dhulkaaga halugugu barakaciyo waa qalbi jab .
https://www.facebook.com/share/v/19n6c6AzUt/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Dhacdo quus ah :- Nin qolka ku xirtey gabar u dhashey 6 carruur ah si uu nafta u dhaafiyo laakiin iyadoo sakaraad ah ayay qaab la yaab leh uga fakatey.
https://www.facebook.com/share/v/149mVad7hY/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Alle ha u naxariisto Cabdiraxmaan oo daqiiqado ka hor ku dhintey isbitaal ku yaalla dalka Turkey kadib xanuunka Kansarka oo muddo dheer uu sariir saarnaa.
Intiinii hore ugu duceysay & inta hadda u duceyn doontaba sidaas ha ogaadaan.
Rasmi :- Sida aan hadda ka xaqiijiyay ehelka Ina adeerkeey Dayax Dalnuurshe waxaa geeriyootey dumaahsidey Fàrxiyo .
Dumaashi ayaa ahayd maalmahan qof xanuunsan ugu dambeyna saaka ayay dhimatey. Waxaan murugta la qeybsanayaa Ina adeerkeey Dayax & ehelka Farxiyo.
Aan u wada duceyno.
Quus cusub :- Nin laga yaabo inuu haddaba ku dhinac socdo oo qaab yaab leh dadka u dhaafinaya nafta & labo qof oo midna uu dhaawac uga baxsey midna diley.
https://www.facebook.com/share/v/183Wb1c8tw/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi si loo qabto
Dhacdo yaab leh :- Wiil ka dhashey Mareexaan , Hawraarsame oo qaab ugub ah nafta loo dhaafin rabey | Sidee Jiingada dusheed baas loogu furey?
https://www.facebook.com/share/v/18VVLqqaN5/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
Saak waxa xiran wadadii miranaayo
Bl kii mari jiray ayaa loo diiday ayagiina waxay babuurtii ku jareen laamiga
Jacayl ku illeen waa cudur . Hala Iska ilaaliyo haddiiba uu saan yahay .
Inta ka daawo wax iga yaabiyay ayaan arkey 😳👉 https://vm.tiktok.com/ZNeKNao9X/
Dadka oo arkaya ayaa sidaan loogu galayaa walaalkaan oo goobtiisa shaqo jooga ! Sidaan sax miyaa?
https://youtu.be/b_s6IjnHW6s
Dadka Muqdisho ayaa maqlaya 3 Dhawaq oo isku xig xigta oo dhanka D/Wadajir xigta ku aadan.
Inta badan aagaas ciidanka ayaa debrid ku sameeya balse tani ma cada waase idiin ogaanaya si aad u walwal la’aanaataan.
Waa labadii gabdhood ee caawa ku dhintey shilka halista ahaa ee ka dhacey jidka Jaziira.
Gaariga si degan haloo wado walaalayaal waayo waa bir mana la isku halleeyn karo.
Full info . 👉 munasarmoh?_t=ZN-8slbRu1q6De&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=ZN-8slbRu1q6De&_r=1
Degdeg:- Nin gaadiid watey ayaa dusha ka marey gabar mareysay jidka kadibna waa uu ka baxsadey goobta balse kadib maxaa dhacey?
Nin aaga ka dhowaa oo hubeysan ayaa hoos ugu dhigey hal baalooto ninka sii cararayay balse nasiib daro qof kale oo shacab ah gooladkana ka soo baxayay ayay xabadii ku dhacdey
Xaalka Wadajir caawa ma sahlana.
Axmed Carab wuxuu ahaa darawalka wadey gaariga labada gabdho ku dhinteen isagana ugu dambeyn dhaawicii soo gaarey ayuu hadda u dhintey.
Walaalkeen ayaa kamid ahaa ciidankii tababarka ku soo qaatey Eretreia . Ehelkiisa waxey codsanayaan in loo duceeyo isaga & labada gabdhood ee la dhintey.
Halkan kala soco xogta Kaamilka ah . munasarmoh?_t=ZN-8slX796ty1W&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=ZN-8slX796ty1W&_r=1
Degdeg:- Gaariga cad ayaa qof jidka marayay ku jiirey. Lugta ayaa ka jabtey qofkaas waana aaga Dekeda . Wuu baxsadey gaariga sida ay goobjoogayaal inoo xaqiijiyeen.
Читать полностью…Degdeg:- Askar Nisa ah & kuwo boliis ah ayaa hadda isku rasaaseeyay buundada 1-Aad ee ansalooti.
Labo qof ayaa ku dhaawacantey .
Askartan ayaa aad loogu dhib qabaa oo marka ay marqaamaanba isku soo jeesta sida colkiina isku xabadeeya.
Dumaashi Farxiyo waxaa la aasaya Insha Allah beri duhurkii. Alle ha u naxariisto .
Ehel & qaraabo ayaa tacsi ugu tagey Dayax Dalnuurshe oo xaaskiisa ay ku geeriyootey isbitaalka Dalmar ee Muqdisho .
Waxaa muddo labo casho ah la la'yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay Bashiir Cabdi Kaamil Xasan, oo ah wiil dhallinyaro ah oo darawal ka ah Mooto Bajaaj Sumadeedu tahay (B) Taargaduna tahay 9C81.
Bashiir oo ah ninka sawirkiisu idiin muuqdo isaga iyo mootadii uu ku xamaalan jirayba meel laguma sheego, taas oo qoyskiisa wal wal badan ku abuurtay.
Waxaan Shacabka ku nool gobolka Banaadir si naxariis leh uga codsaneynaa cidii Bashiir xog ka heysa in ay la xiriirto telkan (0618238336) oo uu wato Aabihii Cabdi Kaamil Xasan Sheekh Isaxaq.
Fadlan inala gudbi fariintan.
Gabartaan Wee Dhumowsaa Waxaa Lagu Magacaabaa Zeynab Cabdi Caate Waxaa Lagu Haayaa Xaafada Siisii Waxaa Looga Soo Hagaagi Karaa 0618228712
Читать полностью…Dadka oo arkaya ayaa sidaan loogu galayaa walaalkaan oo goobtiisa shaqo jooga ! Dowladnimada yaan la nacsiin ummada . |
https://www.facebook.com/share/v/15So5RRL9R/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
Ogoow labadii qalad ee uu galey MW Xasan Sheikh sanadkii tagey.
https://www.facebook.com/share/v/163jUnRnSg/?mibextid=wwXIfr
Waxaan Hambalyo leeyahay saaxiibkey Mohamed Ali Siad oo loo magacaabey G/Golaha Dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed .
Maxamed waxaan ku aqaana inuu yahay nin bulsho dadka danyartana aad u caawiya. Hambalyo saaxiib xilkana Alle hakugu asturo.
Degdeg:- Rasaas ayaa ka socota barkontaroolka Sayidka. Dadka aaga jooga ayaa kala cararey mana cada cida is heysta.
Aaga hadaa u dhowdahay amaba aad u socoto kala wareeg waa dantaade.
Askari ka xanaaqey mooto hoonka mooto jidka mareysay ayaa labo qof dhaawacey. Mid kamid ah ayuu xittaa sii bursadey isagoo ay xabadu ku taalo. Waa D/Wadajir .
https://www.facebook.com/share/v/19EYCPLEfP/?mibextid=wwXIfr
Shilka gabdhaha ay ku dhinteen afka marka lagaaga sheegayo waa yareysan kartaa balse booqo Telegramkeenna halkaas oo aad ka arki karto in gabdhahaas shilka ka sokoow ay u dhinteen dayac.
Jidka ayay yaalaan, dad ayaa kor tuban naftiina waa ku daba yartahay, waa sida muuqaalka aad ka arki karto.
Gabdhahaas gurmad degdeg ah haddii ay heli lahaayeen makula tahay inay badbaadi lahaayeen?
Halkan ka hel full video 👇
munasarmoh?_t=ZN-8slU9cNkfrS&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=ZN-8slU9cNkfrS&_r=1