Waxaa muddo labo casho ah la la'yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay Bashiir Cabdi Kaamil Xasan, oo ah wiil dhallinyaro ah oo darawal ka ah Mooto Bajaaj Sumadeedu tahay (B) Taargaduna tahay 9C81.
Bashiir oo ah ninka sawirkiisu idiin muuqdo isaga iyo mootadii uu ku xamaalan jirayba meel laguma sheego, taas oo qoyskiisa wal wal badan ku abuurtay.
Waxaan Shacabka ku nool gobolka Banaadir si naxariis leh uga codsaneynaa cidii Bashiir xog ka heysa in ay la xiriirto telkan (0618238336) oo uu wato Aabihii Cabdi Kaamil Xasan Sheekh Isaxaq.
Fadlan inala gudbi fariintan.
Gabartaan Wee Dhumowsaa Waxaa Lagu Magacaabaa Zeynab Cabdi Caate Waxaa Lagu Haayaa Xaafada Siisii Waxaa Looga Soo Hagaagi Karaa 0618228712
Читать полностью…Dadka oo arkaya ayaa sidaan loogu galayaa walaalkaan oo goobtiisa shaqo jooga ! Dowladnimada yaan la nacsiin ummada . |
https://www.facebook.com/share/v/15So5RRL9R/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
Ogoow labadii qalad ee uu galey MW Xasan Sheikh sanadkii tagey.
https://www.facebook.com/share/v/163jUnRnSg/?mibextid=wwXIfr
Waxaan Hambalyo leeyahay saaxiibkey Mohamed Ali Siad oo loo magacaabey G/Golaha Dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed .
Maxamed waxaan ku aqaana inuu yahay nin bulsho dadka danyartana aad u caawiya. Hambalyo saaxiib xilkana Alle hakugu asturo.
Degdeg:- Rasaas ayaa ka socota barkontaroolka Sayidka. Dadka aaga jooga ayaa kala cararey mana cada cida is heysta.
Aaga hadaa u dhowdahay amaba aad u socoto kala wareeg waa dantaade.
Askari ka xanaaqey mooto hoonka mooto jidka mareysay ayaa labo qof dhaawacey. Mid kamid ah ayuu xittaa sii bursadey isagoo ay xabadu ku taalo. Waa D/Wadajir .
https://www.facebook.com/share/v/19EYCPLEfP/?mibextid=wwXIfr
Shilka gabdhaha ay ku dhinteen afka marka lagaaga sheegayo waa yareysan kartaa balse booqo Telegramkeenna halkaas oo aad ka arki karto in gabdhahaas shilka ka sokoow ay u dhinteen dayac.
Jidka ayay yaalaan, dad ayaa kor tuban naftiina waa ku daba yartahay, waa sida muuqaalka aad ka arki karto.
Gabdhahaas gurmad degdeg ah haddii ay heli lahaayeen makula tahay inay badbaadi lahaayeen?
Halkan ka hel full video 👇
munasarmoh?_t=ZN-8slU9cNkfrS&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=ZN-8slU9cNkfrS&_r=1
Degdeg:- Bam gacmeed ayaa lagu weerarey goob lagu iibiyo Jaadka oo ku taala Waaxda Ratiweyne. Saddex qof ayaa ku dhaawacantey kadib firir ka galey jirka.
Читать полностью…Degdeg:- Gabar afka ka sii deynaysa ubur ciddeedana aan la aqoon ayaa taalla Sarta Beexaani ee D/Shibis.
Ciddeeda degdeg ha uga gaaraan gabadhaas inta aysan dhiman, laamaha
gurmadka degdegana ha u gurmadaan . Sii gudbi adiguna.
Waawareey:- Halistii aan maalin kasta ka hadli jirey ee Muqdisho ka jirtey oo Film heer Hollywood ah laga sameeyay | Meeshan ku yaabey ayaan fadhiyaa |
https://www.facebook.com/share/v/19ptYeHejR/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Quus cusub :- Nin laga yaabo inuu haddaba ku dhinac socdo oo qaab yaab leh dadka u dhaafinaya nafta & labo qof oo midna uu dhaawac uga baxsey midna diley.
https://www.facebook.com/share/v/183Wb1c8tw/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi si loo qabto
Dhacdo yaab leh :- Wiil ka dhashey Mareexaan , Hawraarsame oo qaab ugub ah nafta loo dhaafin rabey | Sidee Jiingada dusheed baas loogu furey?
https://www.facebook.com/share/v/18VVLqqaN5/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
Saak waxa xiran wadadii miranaayo
Bl kii mari jiray ayaa loo diiday ayagiina waxay babuurtii ku jareen laamiga
Jacayl ku illeen waa cudur . Hala Iska ilaaliyo haddiiba uu saan yahay .
Inta ka daawo wax iga yaabiyay ayaan arkey 😳👉 https://vm.tiktok.com/ZNeKNao9X/
Dadka oo arkaya ayaa sidaan loogu galayaa walaalkaan oo goobtiisa shaqo jooga ! Sidaan sax miyaa?
https://youtu.be/b_s6IjnHW6s
Dadka Muqdisho ayaa maqlaya 3 Dhawaq oo isku xig xigta oo dhanka D/Wadajir xigta ku aadan.
Inta badan aagaas ciidanka ayaa debrid ku sameeya balse tani ma cada waase idiin ogaanaya si aad u walwal la’aanaataan.
Waa labadii gabdhood ee caawa ku dhintey shilka halista ahaa ee ka dhacey jidka Jaziira.
Gaariga si degan haloo wado walaalayaal waayo waa bir mana la isku halleeyn karo.
Full info . 👉 munasarmoh?_t=ZN-8slbRu1q6De&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=ZN-8slbRu1q6De&_r=1
Degdeg:- Nin gaadiid watey ayaa dusha ka marey gabar mareysay jidka kadibna waa uu ka baxsadey goobta balse kadib maxaa dhacey?
Nin aaga ka dhowaa oo hubeysan ayaa hoos ugu dhigey hal baalooto ninka sii cararayay balse nasiib daro qof kale oo shacab ah gooladkana ka soo baxayay ayay xabadii ku dhacdey
Xaalka Wadajir caawa ma sahlana.
Axmed Carab wuxuu ahaa darawalka wadey gaariga labada gabdho ku dhinteen isagana ugu dambeyn dhaawicii soo gaarey ayuu hadda u dhintey.
Walaalkeen ayaa kamid ahaa ciidankii tababarka ku soo qaatey Eretreia . Ehelkiisa waxey codsanayaan in loo duceeyo isaga & labada gabdhood ee la dhintey.
Halkan kala soco xogta Kaamilka ah . munasarmoh?_t=ZN-8slX796ty1W&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=ZN-8slX796ty1W&_r=1
Tiktokeyga GB ayuu noqdey 😂 ha igu eeganina waxaan ku faaney in Saaxiibo badan ii joogaan Telegram oo cidlo aan aheyne.
Gacanta hala saaro baskan waa ka harey. https://vm.tiktok.com/ZNewTwP1D/
Muuqaal laga helay gaarigii shilka xun galey & labo gabdho oo saaxibo ahaa oo ku wada dhintey | Dad qayilayay oo Muqdiso lagu weerarey & dhacdooyin kale .
https://www.facebook.com/share/v/147tGE41dF/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Saddex qof oo mid ay tahay gabar ayaa ku dhintey jidka Jaziira kadib markii uu rogmadey gaarigii ay saarnaayeen .
Wararku waxay sheegayaan in gaariga dadkan ay saarnaayeen uu la tartamayay gaari kale balse uu ka baxey wadadii.
Hadda iyagii waa dhinteen, gaarigii waa burburey halkii ay u ordayeena ma aysan gaarin.
Sanad kadib Heshiiskii badda ee Ethiopia, waa kuma Qofka Qayaanay Dalkiisa.
https://www.facebook.com/share/v/18nWzais9j/?mibextid=wwXIfr
Degdeg:- Askari hubeysan ayaa rasaas ku ridey mooto Bajaaj nasiib darase halkii xabad ayaa isku dhex martey labo qof oo saarnaa mootada kuwaas oo dhaawac ah .
Falka ayaa ka dhacey D/ Wadajir gaar ahaan isgoyska Korontada.