Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Waa ninkii lagu diley Dharkenlay . Ciidanka Nisa ayaa ninkan madaxa ka tooktey xilli ay qabteen isagoo Jidka iska socda .
Marxuumka ayaa gurmad degdeg ah aan helin waana silac dhintey.
Gaari kacaya ayaa gudaha u galey guri ay dad ku jiraan, Towfiiq gaar ahaan xaafada Lama-Galaay.
Wiilyar & qof dumar ah ayaa ku dhaawacmey.
Degdeg:- Ciidanka Nisa ayaa qof shacab ah ku diley D/Dharkenlay . Madaxa ayay xabad uga dhufteen kadibna waxay ku qaateen gaari Cabdibile ah .
Читать полностью…Degdeg:- Xabadaha Ka dhacaya aaga Macalin Nuur &. Xaafada badvaado waa xaflad aroos. Sidaas la socda iskana seexda saaxibayaal.
Читать полностью…Mobile kaas qofka qaatayoow dib ugu celi. Qofkii lahaa ayaa codsanaya in ninkan qofkii aqoonsada uu la soo xiriiro.
Qofka leh telkan kala xiriir WhatsApp ka +92 335 4880326
Qalbi Jab:- Qarax ayaa qaarka dambe uga dhacey waana hooyo aan wax ilmo ah dhalin | U hiili oo dhibkeeda gudbi si xaga Alle lagaaga ixsaan falo mar aad liidato |
https://www.facebook.com/share/v/19Xq6qjETM/?mibextid=wwXIfr
Dhacdo quus ah :- Wiilal da'yar ah oo dadka hortood lagu tooktey & shacab careysan oo sameeyay arin weligeed aan horey u dhicin |
https://www.facebook.com/share/v/1ABhA97xwf/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Aqoosigaas ayaa iiga lumay inta u dhaxeyso laanta Socdaalka ilaa xeebto inta u dhaxeyso marka in aad telgraamka iigu baahisaa rabaa waa Codsi Nambar-kaan 0614778858 ayaa leyga heli karaa.
Читать полностью…Asc walaal munasar gabar walashey ah baa isbitaal kalkaal cawa lagu qalaya ilmihii ku dhax medeen si iyada lo bad baadshp
Plz Dhiiga A- ah rabna nagu cawi walaal cidii nagu sadaqeysaneyso
0616339640
Degdeg:- War kale oo ka soo baxey dhulkii Imaamu Shaafici ee rag ganacsato ah ay boobayeen| Maxaase kala qabsadey shacab careysan & kuwii dhismaha wadey?
https://www.facebook.com/share/v/1DuofDPXiw/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Wll Munasar waxan Muhim u ahay Dhiiga A- Maamo Habar Yarteyda Ah aya U Bahan Isbital Digfeer ayaan Ku Jiraa
+252618578572
Yaab:- Dowlad gaajeesan ayaan dhihi karnaa tan ! Maantana waxaa la iibsadey dhulkii Iskuulka Imaamu Shaafici & wadadii dadweynaha | Saan waa ceeb .
https://www.facebook.com/share/v/19cdMXmDeX/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
https://youtu.be/gKJflaaYmDU?si=49stS4hGyRcW3DwX
Читать полностью…Anbad.
𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐱𝐦𝐚𝐧 𝐟𝐞𝐬𝐚𝐥 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐦𝐚𝐝 𝐱𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐢𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐠𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐣𝐢𝐫𝐚𝐦𝐚𝐬𝐤𝐢𝐧 𝐢𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐦𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧 611092275
Degdeg:- Shil xun ayaa ka dhacey Degmada Baraawe gaar ahaan saqawadiin.
Читать полностью…Degdeg:- Ninkan oo ciddiisa aan la aqoonsan ayaa wadnaha uu joogsadey. Wuxuu marayay jid ku yaalla Garasbaaley.
Qoyskiisa ciddii aqoonsata fadlan ha raadiso marxuumka.
Baafin
Waxa la bafinayaa Ibrahim muzamil ibrahim ina Fardowsa Axmed Xaashi oo dhimirka la' aanan hadleynin kana kasoo lumay waaxda 3ªªd Xalane ee degmada Wadajir gaar ahan xaafada masjidka uma Fatima.
Qofkii arka waxa uu la xariiri karaa 0615725931/0617363939.
0618852516.
Mahadsanidiin
Guri ayaa ku guban raba Suuqbacaad Hormuud agteeda. Qiic & deb ayaa ka soo baxey dadkana waa soo carareen
Читать полностью…Degdeg:- Buulo-Maaxaay deb ka bilowdey qashin ayaa ku faafay guryo aaga ku yaalla . Dadka ayaa codsanaya deb demis degdeg ah
Читать полностью…https://www.facebook.com/share/12AM9Zz7AbR/
Bagkaas halagu xirmo bage Ka hadla qayraadka dabiiciga dalka iyo isbedelka Cimilida food security Museshow podcast Halaga faaidesto
Degdeg:- Aaga Siinka dheer dagaal ayaa dhexmarey askar CDF katirsan.
Khasaare ayaa jira .
Asc munasar sxp waxaan sidegdeg ah ugu baahanahy dhiig noociisu yahay AB+ hooyo ayaa dhiig ubaahan sidegdeg ah Dalmar hospital kuyaala magaalada Muqdisho gaar ahaan Zope number
0613517932
Bal aan caawino
hospital banadir’ gabar jiifta ayaa degdeg ugu baahan dhiig B+
Ka wac
618724887
617063649
MW Xasan Soomaali heshiis ah waxa uu ku badaley Soomaali isruugeysa. Sidee u aragtaa?
https://www.facebook.com/share/v/1F6YJ4wFnT/?mibextid=wwXIfr
Soo gudbi
Degdeg:- Shil ayaa hadda ka dhacay tabeelaha sh ibraahim mooto seddex lugaleyda qudaarta qaado ayaa ninkaan dulmartay
Читать полностью…Degdeg:- Muuse Maxamed Xasan ayaa loo magacaabey taliyaha cusub ee taliska ciidanka Taraafikada ee boliiska Soomaaliyeed halka ku xigeenka loo magacaabey Najiib Cabdi Abiib (Najiib Carab ).
Hambalyo ayaan leeyahay saaxibada xilalka loo magacaabey.
Degdeg:- Shilkan ayaa hadda Ka dhacey inta u dhaxeysa Bar ismacil iyo Bundo carbis
Читать полностью…Kenya :- 4 qof ayaa ka soo dhacdey goob dhismo uu ka socdey . Hal qof ayaa ku dhintey .
Читать полностью…