Walaalayaal wiilkan yar waa la la’yahay. Hadaa aragtaan waca Aabahis oo laga helo. 615532181
Читать полностью…Ragan oo dadka dhacayay waxaa loo qabtey qaab weligeed aan Soomaaliya ka dhicin | Sidee loo tixraacey raadka kabaha ay gashnaayeen illaa gurigoda ?
https://www.facebook.com/share/v/1BJPCSKqsG/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Saan sax miyaa ? Wlh waa quus. https://www.facebook.com/share/v/15W2kaBEG5/?mibextid=wwXIfr
Читать полностью…Dadka Muqdisho waa wada dhibanayaal aan awood u lahayn iney dhibkooda ka hadlaan, War bal aan idiin hadlo aniga si dulmigan wax looga qabto|
https://www.facebook.com/share/v/1E4ALRSL14/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Waa shil hadda ka dhacey Warshada Caanaha. Laba mooto bajaaj Bajajlayda mid kamid ayaa dhaawacas lagu qaaday
Читать полностью…Cabdulqaadir Ibraahim Gacal (Abkoow) oo ah halyeey dalka & dadka ku dhex lahaa magac & maamuus ayaa ku geeriyoodey Muqdisho .
Inkasta oo halyeeyada dunidu inta ay nool yihiin wax la taro keenna iskaba daa taas xittaa marka mowdku u yimaado dib looma eego qoyskiisa.
Waxaan xasuustaa marxuum Abkoow oo gurigiisa uga fakan waayay dowladii isaga sharfi lahayd oo warbaahinta u soo bandhigtey cabashadiisa.
Ugu dambeyn waxaan leeyahay Alle ha kuu naxariisto.
Nin inuu yaryahay la moodo balse gaaban , jidkana ku heystay gabar xanuunsan oo si yaab leh loo qabtey & halka gabadhii uu geystey oo uu sheegi la'yahay |
https://www.facebook.com/share/v/19iQ3BFKtb/?mibextid=wwXIfr
Sii gaarsi qoyska gabadha .
Muuqaalka gaarigii lagu dhex toogtey Sarkaal Xasan Quuri & gabadhii uu shukaansanayay | Dilaaga oo sabab yaab leh sheegey suuragal ma aha saan.
https://www.facebook.com/share/v/14tVBZERE4/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Ragan hadda ayay qof ka dhaceen Iphone 15 Pro Max iska jir in jidkan & naxaawigiisa aad marto .
https://www.facebook.com/share/v/1MFWqB6jDa/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi si loo qabto .
Degdeg:- Askar nabadsugid ah ayaa Degmada Dharkenlay ku tooktey wiil yar oo hilible ahaa.
Askariga falka geystay ayaa sheegay in ay ka fakatey xabada.
Waa kee Isbitaalka dhaqtarkii joogey laga helay cudurkii HIV-ga dadkana u qarin jirey |Aawey W.Caafimaadka dalka ? Runta ma qarin karnee iska jira dadoow ?
https://www.facebook.com/share/v/17NqED31Ly/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Sacad & Leyl-kase:- Ma fileynin inaan arki doono hooyo Soomaaliyeed oo aano qabiil nafta loo dhaafinayo kaaga sii darane laga sii duubayo muuqaalkan |
https://www.facebook.com/share/v/15W2kaBEG5/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Waxan si dag dag ah ugu baahanahay dhiig A- ah waxaana nagala soo xiriiri kartaa 0613052092 ama 0616998729.
Читать полностью…Dadkan oo maqaayad ku Jiirey ayaa qarax lala eegtey. Falkan ayaa ka dhacey Dhoobleey.
Читать полностью…Waa gabar yar oo la iska soo tuuray magalada jowhar xafada horseed laanta isnaay.
Yaa masuuliyadeeda qaadi kara?
Meydkaan aad ujeedo waxaa laga qabtay Wabiga dhex mara magaalada baladweyne gaar ahaan Doonta dhagax jibis hadda ayaa lagu haayaa
Tarikhda 24/12/2024.
Saacada barqada subaxnimo ilaa hada cid aqoonsata lama arag.
Ninkaaan xalay ayaa lagu dilay xerada qaxoitiga kakuma block 13 waxaaan dilay tuugo turkaano ah Xabad ayaa wadnaha looga dhuftay NAFTA dhulka mala gaarin
Читать полностью…Dad haddii la dhaho kaaley dalka difaacda wada dhuumanaya ayaa ku dhegan MW Xasan oo diplomaasiyad wax ku raadinaya | Runta aan isku sheegno dadoow.
https://www.facebook.com/share/v/15QZyWhyN6/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi