Muuqaalka Saraakiishii Raaskanbooni ka carartey ee DF oo la helay iyagoo isku dhiibaya Kenya . Magacyada & isdhiibidooda kadib ?
https://youtu.be/y71WcV14YT8?si=Pl18dU7TZxwK4q-3
Muuqaal:- Saraakiil caan ah oo nolosha lagu qabtey & dhaawacyo Kismaayo la geeyay | Ciidankii Dowlada oo Kenya isku dhiibey & xaalada Raaskambooni !
https://www.facebook.com/share/v/14nA472H7N/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Muuqaalo cusub & Raaskambooni ! Ciidankii DF oo wixii laga filayay kari waayay & Kuwa JL oo lagu eedeeyay iney AS soo wateen | Maxaa soo kordhey?
https://www.facebook.com/share/v/19evFZzaBS/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Dagaalka Raaskambooni , cida hadda gacanta ku heysa & waxa ka jira in la qabtey saraakiil CXD dalka katirsan | Ciidanka JL Ma AS ayaa garab siiyay ?
https://www.facebook.com/share/v/1BFRjLugZb/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Nin kenyan ah oo gaari ku dhex watey wiil yar oo qalan ahna Soomaali ayaa la qabtey . Goobtu waa Nairobi waxaana muuqaalkan ka dhex arki kartaa wiilka yar .
Читать полностью…Wasaaradda arrimaha Dibadda zoobe iyo Banaadir inta udhaxeeysa ayaa wiil mooto feekon laba lugaaleey waday ayaa gaari caasi ah dawada danbo kaga dhacay waa suuxsan yahay cidda garanayso lama haayo ilaa uu mobile kiisa number qof yaqaan asaga wacay laga baaro lawadaag bulshada.
Читать полностью…Maanta waa maalintaada laakiin nasiib daro xorriyad ma heysatid .
https://www.facebook.com/share/v/15dxKqP5ac/?mibextid=WC7FNe
Degdeg:- Waxaa hadda gurihiisa lagu dhex dhaawacey Cali Dige waxaana rasaas ku ridey nin la sheegay in la yiraahdo Maxamed Gaamiir oo ah askari karirsan Ciidanka Dowlada .
Dhacdadan ka hor ayaa waxaa la xaqiijiyay in labada rag ay ku murmeen masaajid dhexdiis arimo la xiriira lacag masjidkaas oo ku yaalla D/Kaxda .
Munasar noo baahi.
Xabiibo Xasan Salaad ayaa ka luntay Degmada Yaqshiid haar ahaan Ceymiska da'deedu waa 14 jir, taariikhda la waayay 7/12/2024, qofkii arko hanagala soo xariiro 0619155657/0615812465/0618016062.
Mahadsanidiin.
Asc wallo dhiig B- rabaa Deg Geg ah wallas qaliin hada saalad saaran hospital banaadir 0615701463
Читать полностью…Asc wallo dhiig B- rabaa Deg deg Ah wallasl qaliin hada saalada saaran hospital banaadir 0616701463
Читать полностью…Asc wll munasar aabo naga maqan magaciisa waa cali xuseen cumar wllaalo nala raadi
0618920966.ama0617875551
Qatar cusub & Muqdisho. “ Sowdo irida hore ee gurigeenna ayay iga afduubteen 3 nin oo mad-madoow waxaana soo miir yeeshay aniga oo qaawan dhaqaatiir ajaaniib ahna ay igu du murmaayaan" .
https://www.facebook.com/share/v/1ApAwSH5Y4/?mibextid=WC7FNe
Maxay ku sameeyeen oo oo adiga ay tahay in aad iska ilaaliso ?
Sii gudbi
Dadka u dhashey Siiriya ee Muqdisho ku nool ayaa qabsadey dibadbax ay ku taageerayaal isbadalka dalkooda ka dhacey .
Читать полностью…Asc munasar sxb
Wiilkan waa naga dhumay
Da diisa 6sano jir
Ku dhashtay degmada hodan
Degen waa beri
Magaciisa: ibraahim cali aadan
Magaca hooyo: faadumo maxamed shaafi
Telka hooyo: 0613282855
Telka abehiisa: 0615390570
Maddaale waa baxey. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maxamed Axmed Amiir ka dhigey G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho .
Xasan saaxibadiis mid mid ayuu ku raamsanaya waana qamaartamaya rajada dambese dhibeysaa.
Qarsoodi ayaa lagu duubey ! Askari u hiilinaya nin bajaajle ah & askari kale oo raba inuu xoog ku raaco mootadiisa oo nafta isdhaafin rabey | Sidaan ma fiicna .
Sii gudbi.
https://www.facebook.com/share/v/17PaJSLtvD/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Asc waxaan si dag dag ah ugu baahanahay dhiig 0- ah qof eh number kan igala so xirir
61 6998729 ama 0613015846
Ninkan ayaa la warinayaa inuu Jacayl dartiis isku gubey. Gabadha Isaga uu jeclaa ayaa iyaduna waxey jaceyl waali ah u qabtey wiil kale .
Ninkan dhalinyarada ah ayaa hadda ku sugan Xaalad quus ah .
Halis horleh :- AS oo furatey kawaan dadka lagu Q*lo & dad aan dowlad u shaqeynin oo ay nafta dhaafsiiyeen | Halkuu ku yaalla ? Maa wax laga qabto?
https://www.facebook.com/share/v/1BRV2RCsYA/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Ninkan walaalkeen ah qofkii yaqaano ha u sheego in leesinkiisa lagu haayo saldhiga degmada Waaberi.
Читать полностью…Xogta Sheekadan & sababta wiilkan loo diley waxaa ka ogaan kartaa warbintan Facebook aan soo dhigney.
https://www.facebook.com/share/v/1ApAwSH5Y4/?mibextid=WC7FNe
Aroos isagoo jooga ayaa la diley . Muqdisho waaye goobta .
Shirkad Soomaali ah oo sameeysay arin faa'iido ah dadka Soomaaliyeed ee danta ay ciishey & kuwa adduunku u hiiliyayba | Ka faa'iideyso .
https://www.facebook.com/share/v/1EGa4zRnrN/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi